{"id":59046,"date":"2019-09-18T00:57:26","date_gmt":"2019-09-17T21:57:26","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59046"},"modified":"2019-09-18T01:00:17","modified_gmt":"2019-09-17T22:00:17","slug":"hayadaha-u-xilsaaran-dib-u-eegista-dastuurka-oo-kulan-hawleed-u-socdey-lasoo-gabagabeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/hayadaha-u-xilsaaran-dib-u-eegista-dastuurka-oo-kulan-hawleed-u-socdey-lasoo-gabagabeeyey\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha U Xilsaaran Dib U Eegista Dastuurka oo Kulan Hawleed U Socdey Lasoo Gabagabeeyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Kulan wadajir ah oo ay isugu yimaadeen saddexda Hay\u2019adood ee u xilsaaran Arrimaha Dib-ueegista Dastuurka oo kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la Socodka Dib -uEegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee BFS iyo Guddiga Madaxabannaan ee dib -u-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka 15 \u2013 17 Sebtember 2019, ayaa lagu qiimayay howlihii la soo qabtay iyo caqabadihii lala kulmay sanadka 2019.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankaas ayaa hay\u2019adaha u xil-saaran dib u eegista Dastuurka waxay si qoto-dheer u falanqeeyeen dibna u eegeen tubta geedi socodka dib -u \u2013 eegista Dastuurka iyo qorshayaasha kale ee la jaanqaadayey, ayagoo isla qaatey qodobada soo socda:<\/p>\n<p align=\"justify\">1. Hay\u2019adaha ka shaqeeya dib u eegista dastuurka ee heer Federaal waxa ay bogaadiyeen guusha laga gaaray dib u eegista dastuurka gaar ahaan dib u eegista dhanka farsamada ee lagu sameeyay 15ka cutub ee Dastuurka KMG balse waxaa ay isla qireen inay weli harsan yihiin qaybo ka mid ah arrimaha wadaxaajoodka siyaasadeed u baahan.<\/p>\n<p align=\"justify\">2. Ayadoo laga anbaqaadayo qorshahii hay\u2019adaha dastuurka ee wakhti dhamaadkiisu ahaa December 2019 ayaa haddaba waxaa ay isla meel dhigeen hay\u2019adaha in loo baahan yahay wakhti dheeraad ah oo lagu dhamaystiro howlaha harsan dib u eegista dastuurka kaas oo ay isku afgarteen in howlaha dhiman lagu soo afjaro ugu danbeyn Juun 2020 ka horna loo<br \/>\ngudbiyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya .<\/p>\n<p align=\"justify\">3. Hay\u2019adaha Dastuurka waxaa ay ugu baaqayaan Madaxda sare ee Dawladda Federaal iyo dawladaha xubnaha ka ah dawladda federaalka inay sida ugu dhakhsiyaha badan heshiis wax ku ool ah uga soo gaaraan arrimaha wada-xaajoodka siyaasadeed u baahan ee ku jira Dastuurka ayadoo hay\u2019adaha Dastuurka ee heer Federaal iyo kuwa dawladaha xubnaha ka ah ay la diyaar yihiin inay ka caawiyaan dhinaca farsamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">4. Waxaa la go\u2019aamiyay in sadexda hay\u2019adood ayagoo kaashanaya hay\u2019adaha dastuurka ee dawladaha xubnaha ka ah federaalka bilaabaan latashiyada dadwaynaha ee dib-u eegista dastuurka.<\/p>\n<p align=\"justify\">5. Hay\u2019aduhu waxaa ay mar kale adkeynayaan in sida ugu dhakhsaha badan lagu soo dhameystiro xubnihii ku matali lahaa Dowlad Goboleedyada Guddiga Madaxa-banaan ee<br \/>\nDib-u-eegista iyo Hirgalinta Dastuurka.<\/p>\n<p align=\"justify\">6. Hay\u2019adaha Dastuurka waxaa ay u mahadcelinayaan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo hay\u2019adaha Caalamka ee teegaara Geedi-socodka dib u eegista Dastuurka gaar ahaan UNDP iyo Max Planck iyadoo lagu boorinayo inay sii dar-dar geliyaan taageeradooda si howsha dhiman loogu dhameystiro waqtiga dhiman.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gabagabadii, anagoo og in Dastuurku yahay arrin masiiri ah una baahan wadaxaajood siyaasadeed, is-afgarad iyo isu-tanasul ayaa hay\u2019adaha dib-u-eegista dastuurka waxay u xaqiijinayaan umadda Soomaaliyeed in geedi socodka dib-u-eegista dastuurka uu gabo-gabo yahay lana dhamaystiri doono inta dhiman muddada loo asteeyey ee kor ku xusan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan wadajir ah oo ay isugu yimaadeen saddexda Hay\u2019adood ee u xilsaaran Arrimaha Dib-ueegista Dastuurka oo kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la Socodka Dib -uEegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee BFS iyo Guddiga Madaxabannaan ee dib -u-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka 15 \u2013 17 Sebtember 2019, ayaa lagu qiimayay howlihii la soo qabtay iyo caqabadihii lala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59047,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59048,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59046\/revisions\/59048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}