{"id":59026,"date":"2019-09-17T02:59:02","date_gmt":"2019-09-16T23:59:02","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59026"},"modified":"2019-09-17T03:02:01","modified_gmt":"2019-09-17T00:02:01","slug":"murashaxa-m-weynaha-galmudug-kamaludiin-daahir-xasan-guutaale-oo-muqdisho-kaga-dhawaaqey-murashaxnimadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/murashaxa-m-weynaha-galmudug-kamaludiin-daahir-xasan-guutaale-oo-muqdisho-kaga-dhawaaqey-murashaxnimadiisa\/","title":{"rendered":"Murashaxa M\/weynaha Galmudug Kamaludiin Daahir Xasan Guutaale oo Muqdisho Kaga Dhawaaqey Murashaxnimadiisa."},"content":{"rendered":"<p>Murashaxa Madaxweynaha Galmudug Kamaaludiin Daahir Xasan Guutaale ayaa Muqdisho Kaga Dhawaaqey Murashaxnimadiisa M\/weynaha Galmudug ee La Filayo In ay Dhawaan Ka Dhacdo Xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ee Dh\/mareeb.<\/p>\n<p>Xaflad Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimey oo ay Kasoo Qayb Galeen Xildhibaanada Labada Gole ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya,Siyaasiyiin,Odayaasha Dhaqanka,Culimada Diinta,Haween, Dhalinyaro,Fannaaniin iyo Wax Garadka Bulshada Qaybaheeda ayaa Lagu Soo BandhigayMurashaxnimada, Aqoonta iyo Waayo aragnimada Hogaamineed ee uu Leeyahey Murashax M\/weyne Kamaaludiin Daahir Xasan Guutaale.<\/p>\n<p>Dhamaan Dadkii Munaasabadda Ka Hadley ayaa Qirey In uu Kamaaludiin Astaahilo Kuna Garab Taagan Yihiin Xilka M\/weynaha\u00a0 Galmudug uuna Yahey Shaqsi Horumar Dhinacwalba ah Gaarsiin Kara Maamulkaas oo Sidii Loo Yagleelay Caqabado Hareeyeen uuna Kamid ahaa Dadkii Aas Aaskeedi Hore Galmudug Wax Badan Kasoo Qaatey Aqoon Durugsana uu u Leeyahey Dadka Deeganada Galmudug iyo Dariyadeedaba.<\/p>\n<p>Kamaal oo ah Nin Dhalinyaro Aqoon Sare Leh ayaa Xilal Sar Sare Kasoo Qabtey Isbaheysigii Asmara iyo Dawladihii Kala Danbeeyey ee Federalka Soomaaliya Isagoo Markii Ugu Danbeysay Gudoomiye Ka Noqday Xisbiga Wadajir oo Kamid ah Axzaabta Dalka Kajirta ee Haysta Shahaadada KMG,xilkaas oo uu Hadda Baneeyey,maadaama uu Isu Sharaxey M\/weynaha Galmudug Isagoo Sheegay In\u00a0 uu Ka Digayo Dano Gaar ah iyo Faragelin Lagu Sameeyo Dhismaha Maamulkaas Loona Madax Banneeyo Dadka Deegaanka.<\/p>\n<p>Ugu Danbeyntii Munaasabadda ayaa Kusoo Dhamaatey Jawi Hagaagsan Iyadoo Dhamaan Kasoo Qayb Galayaashu Murasha u Rajeeyeen Guusha Helitaanka Xilkaas Allena Uga Baryey In uu Kamaal Noqdo Kii Galmudug Horumar iyo Barwaaqo Gaarsiiya Insha Allaah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Murashaxa Madaxweynaha Galmudug Kamaaludiin Daahir Xasan Guutaale ayaa Muqdisho Kaga Dhawaaqey Murashaxnimadiisa M\/weynaha Galmudug ee La Filayo In ay Dhawaan Ka Dhacdo Xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ee Dh\/mareeb. Xaflad Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimey oo ay Kasoo Qayb Galeen Xildhibaanada Labada Gole ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya,Siyaasiyiin,Odayaasha Dhaqanka,Culimada Diinta,Haween, Dhalinyaro,Fannaaniin iyo Wax Garadka Bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59026"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59029,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59026\/revisions\/59029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}