{"id":59018,"date":"2019-09-17T02:02:57","date_gmt":"2019-09-16T23:02:57","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59018"},"modified":"2019-09-17T02:09:25","modified_gmt":"2019-09-16T23:09:25","slug":"waddada-isku-xirta-jowhar-iyo-balcad-oo-gaadmada-al-shabaab-awgeed-u-kala-goi-rabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/waddada-isku-xirta-jowhar-iyo-balcad-oo-gaadmada-al-shabaab-awgeed-u-kala-goi-rabta\/","title":{"rendered":"Waddada Isku Xirta Jowhar iyo Balcad oo Gaadmada Al-shabaab awgeed U Kala Go&#8217;i Rabta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Goob joogayaal ku sugan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in saacadihii ugu danbeeyay waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar gaar ahaan deegaannada ku dhaw dhaw degmada Balcad soo buuxiyeen xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay gooyeen isku socodka Muqdisho iyo Jowhar iyaga oo si gaar ah u bartilmaameedsaday gaadiidka ay la socdaan mas&#8217;uuliyinta maamulka Hirshabeelle, ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qof ku sugan degmada Balcad oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalyahannada Al-shabaab ee soo buuxiyay waddada xiriirisa Muqdisho iyo gobolka Shabeellaha dhexe adeegsanayaan weerarro toos ah iyo qaraxyo isugu jira miino iyo Qoryaha garbaha laga tuuro oo ay ku bartilmaameedsadaan gaadiidka waddadaasi adeegsanaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay ayeey aheyd markii Al-shabaab ku dhawaad ku dileen inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Jowhar ilaa 12 askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM, isla toddobaadkan ayeey Al-shabaab qarax miino loo adeegsaday ku dileen mas&#8217;uuliyiin ka tirsanaa maamul gobolleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo isku jira 90km ayeey qasab ku noqon doontaa in mas&#8217;uuliyiintu isaga kala gooshaan diyaarado, madaama ay adag tahay la sii maro safar dhulka ah iyadoo gaadiid la adeegsanayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas&#8217;uuliyiinta dowlad gobolleedka Hirshabeelle iyo saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa marar badan oo hore ku hanjabay in ay ka sifeyn doonaan Al-shabaab waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar, laakiin wali howlgalladaasi uma muuqdaan kuwo bilaawday.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Goob joogayaal ku sugan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in saacadihii ugu danbeeyay waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar gaar ahaan deegaannada ku dhaw dhaw degmada Balcad soo buuxiyeen xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay gooyeen isku socodka Muqdisho iyo Jowhar iyaga oo si gaar ah u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59019,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59018","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59018","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59018"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59018\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59022,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59018\/revisions\/59022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59019"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59018"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59018"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59018"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}