{"id":58982,"date":"2019-09-15T20:35:02","date_gmt":"2019-09-15T17:35:02","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58982"},"modified":"2019-09-15T20:50:01","modified_gmt":"2019-09-15T17:50:01","slug":"17-qof-oo-geeriyootay-weeraro-shabaabku-ay-ku-qaadeen-labada-shabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/17-qof-oo-geeriyootay-weeraro-shabaabku-ay-ku-qaadeen-labada-shabeelle\/","title":{"rendered":"17-Qof Oo Geeriyootay Weeraro Shabaabku Ay Ku Qaadeen Labada Shabeelle.\u00a0 \u00a0"},"content":{"rendered":"<div class=\"hdr-container\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"col-title col-xs-12 col-md-10 pull-right\">Ilaa 17 qof ayaa ku dhintay weerarro kala duwna oo shalay iyo maanta ka dhacay Gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"body-container\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"col-xs-12 col-sm-12 col-md-10 col-lg-10 pull-right\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"col-xs-12 col-sm-12 col-md-8 col-lg-8 pull-left bottom-offset content-offset\">\n<div id=\"article-content\" class=\"content-floated-wrap fb-quotable\">\n<div class=\"wsw\">\n<p>Mas\u2019uuliyiinta magaalada Qoryooley ayaa sheegay in weerar ay shalay Al-Shabab kusoo qaadeen magaalada ay ku dhinteen 9 qof.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Sayid Cali Ibrahaim waxa uu sheegay in dhimashadu ay ka dhalatay baasuuke ay soo rideen Al-Shabab.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo soo baxaya warar sheegaya in madaafiic ay rideen ciidamada AMISOM ay kudhinteen dad rayid ah magaalada Qoryooley, hase yeeshee Guddoomiyaha Gobolkaaas Ibraahim Aadan Najax ayaa ka gaabsaday arinkaasi wuxuuna sheegay inay baadhayaan eedahaas loosoo jeediyay AMISOM.<\/p>\n<p>Isla maanta ayaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Ibraahim Aadan Najax kolonyo uu la socday lala beegsaday qarax, waxaana warar dhinaca amniga ah sheegayaan inay ku dhinteen laba ilaalo ah, afar kalena ay ku dhaawacmeen. Guddoomiyaha ayaa qirtay inay afar qof ka dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Isla Gobolkaas, laba qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay magaalada Marka kadib markii Al-Shabab ay hoobiyayaal ku weerareen magaalada, xilli uu booqanayey Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre shalay. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa isagoo nabad qaba kusoo laabtay magaalada Muqdishu.<\/p>\n<p>Isla shalay ayaa Al-Shabab ay weerar ku qaadeen baabuur ay la socdeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana ku geeriyooday afar qof oo uu ku jiro wasiir ku xigeen hore iyo ku xigeenkii madaxa maaliyadda ee gobolka.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa, dhinaca kale, sheegtay inay shalay weerar kedis ah ku qaadeen ciidamo ka socda dalka Burundi ayna askar ka tirsan AMISOM dileen, hase yeeshee AMISOM ayaan weli ka jawaabin eedahaas.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilaa 17 qof ayaa ku dhintay weerarro kala duwna oo shalay iyo maanta ka dhacay Gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe. Mas\u2019uuliyiinta magaalada Qoryooley ayaa sheegay in weerar ay shalay Al-Shabab kusoo qaadeen magaalada ay ku dhinteen 9 qof. Guddoomiyaha degmada Sayid Cali Ibrahaim waxa uu sheegay in dhimashadu ay ka dhalatay baasuuke ay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58983,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58982","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58982"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58994,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58982\/revisions\/58994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}