{"id":58914,"date":"2019-09-13T01:18:45","date_gmt":"2019-09-12T22:18:45","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58914"},"modified":"2019-09-13T01:46:54","modified_gmt":"2019-09-12T22:46:54","slug":"gudiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-maanta-gudoonsiiyey-labo-xisbi-siyaasadeed-shahaadada-kmg-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/gudiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-maanta-gudoonsiiyey-labo-xisbi-siyaasadeed-shahaadada-kmg-ah\/","title":{"rendered":"Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Maanta Gudoonsiiyey Labo Xisbi Siyaasadeed Shahaadada kmg ah."},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\">Labo (2) xisbi siyaasadeed oo cusub ayaa maanta shahaadada xisbinimo ee ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay munaasabad<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span>ka dhacday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p class=\"p1\">Labada xisbi ee la guddoon siiyey shahaadooyinka waxay kala ahaayeen, Xisbiga Golaha Dimuqraadiyada Qaranka iyo Xisbiga Waddaniga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p class=\"p1\">Munaasabadda waxaa ku sugnaa madaxda Guddiga Madaxbannaan Ee Doorashooyinka Qaranka, lateliyayaasha Guddiga,<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span>howlawadeenada<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span>Guddiga iyo xisbiyo horey loo diiwaangeliyey.<\/p>\n<p class=\"p1\">Labada xisbi ee shahaadada la siiyay ayaa si isla mid ah uga hadlay sida ay ugu faraxsanyihiin heerka ay soo gareen waxayna ballanqaadeen iney diiwaan gelinta rasmiga ah sidii ay ku heli lahaayeen ay ku dadaali doonaan.<\/p>\n<p class=\"p1\">Ugu dambeyn waxaa hadalo dardaaran ah ka jeedisey goobta Gudoomiyaha Guddiga Marwo Xaliimo Ismail Ibrahim<\/p>\n<p class=\"p1\">waxayna kula dardaarantay Xisbiyada inay u istaagaan sidii ay u noqon lahaayeen xisbiyo qaran oo rasmi ah<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span>doorkoodana ka qaataan sidii loo xaqiijin lahaa himilada Soomaaliya ay higsaneyso oo ah doorasho qof iyo cod ah 2020ka.<\/p>\n<p class=\"p1\">Labada xisbi ee maanta shahaadada diiwaan gelinta ku meel gaarka ah la siiyay ayaa ku soo biiraya 54 kale oo hore loo diawaan geliyay taas oo tirada guud ka dhigeysa 56.<\/p>\n<p class=\"p1\">Xisbiyada diiwaan gelinta ku meel gaarka ah la siiyay ayaa looga fadhiyaa iney dadaal geliyaan sidii xisbiyo rasmi ah oo doorasho geli kara ku noqon lahaayeen si waddanka ay u samata bixiyaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo (2) xisbi siyaasadeed oo cusub ayaa maanta shahaadada xisbinimo ee ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay munaasabad\u00a0\u00a0ka dhacday magaalada Muqdisho. Labada xisbi ee la guddoon siiyey shahaadooyinka waxay kala ahaayeen, Xisbiga Golaha Dimuqraadiyada Qaranka iyo Xisbiga Waddaniga Soomaaliyeed. Munaasabadda waxaa ku sugnaa madaxda Guddiga Madaxbannaan Ee Doorashooyinka Qaranka, lateliyayaasha Guddiga,\u00a0\u00a0howlawadeenada\u00a0\u00a0Guddiga iyo xisbiyo horey loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3],"tags":[],"class_list":["post-58914","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58914"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58916,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58914\/revisions\/58916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}