{"id":58805,"date":"2019-09-08T19:46:27","date_gmt":"2019-09-08T16:46:27","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58805"},"modified":"2019-09-08T19:50:14","modified_gmt":"2019-09-08T16:50:14","slug":"xukuumada-federalka-soomaaliya-oo-sheegtey-in-shirka-baydhabo-loo-diyaarinayo-shir-caalami-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/xukuumada-federalka-soomaaliya-oo-sheegtey-in-shirka-baydhabo-loo-diyaarinayo-shir-caalami-ah\/","title":{"rendered":"Xukuumada Federalka Soomaaliya oo Sheegtey In shirka Baydhabo Loo Diyaarinayo Shir Caalami ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Magaalada Baydhabo waxaa shalay shir ku yeeshay Wafdi uu horkacyo ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, maamulka Koonfur Galbeed iyo wakiiladda beesha caalamka ka jooga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay shirkan looga hadlay qoddobo waaweyn oo quseeya Arrimaha Nabad-galyada, Dhaqaalaha iyo waliba halka uu marayo qorshihii deyn cafinta oo bilihii ugu danbeeyayba dowladda siweyn ugu howlaneyd.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Waxaa soo socda shirkii\u00a0 Soomaaliya iyo beesha caalamka oo ka dhacaya Muqdisho sidaa daraadeed shirkani wuxuu ahaa mid loogu diyaar-garoobayay shirkaa weyn ee nagu soo socda, is xog wareysi ayuu ahaa iyo wax yaabihii lala tagi lahaa kulanka&#8221; ayuu yiri Wasiir Jamaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhanka kale Wasiirka ayaa xaqiijiyay in sanadkan madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka qeybgali doono shirka Golaha guud ee Qarramada Midoobey oo labadii sano ee la soo dhaafay uu ka baaqday isaga oo yiri&#8221; \u00a0Waxaa sidoo kale nagu soo socda shirkii golaha guud ee Qarramada Midoobey oo uu madaxweynuhu taggi doono&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa bartimihii sanadkan shaaciyay in uu ka laabtay dib-na u caliyay heysashada Basaboorka Mareykanka, kaa oo meesha ka saaraya in uu yahay muwaadin Mareykan ah, waana tan keentay ayaa la leeyahay in madaxweynuhu la mar oo is xigtay uga baaqdo ka qeybgalka shirka Golaha guud ee Qarramada Midoobey ee New York<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadii shir ee la soo dhaafay ee ka dhacay Magaalada New York\u00a0 ee kala qabsoomay 2017 iyo 2018 ayaa waxaa ka \u00a0qeyb-galay oo Madaxweyne Farmaajo Wakiil uga ahaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan \u00a0Cali Kheyre iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo waxaa shalay shir ku yeeshay Wafdi uu horkacyo ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, maamulka Koonfur Galbeed iyo wakiiladda beesha caalamka ka jooga Soomaaliya. Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay shirkan looga hadlay qoddobo waaweyn oo quseeya Arrimaha Nabad-galyada, Dhaqaalaha iyo waliba halka uu marayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58806,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58805","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58805","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58805"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58805\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58807,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58805\/revisions\/58807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}