{"id":5876,"date":"2012-05-12T11:07:23","date_gmt":"2012-05-12T11:07:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5876"},"modified":"2012-05-12T11:07:23","modified_gmt":"2012-05-12T11:07:23","slug":"ciidamada-badda-eedowlada-netherland-ayaa-shaacisay-in-11-ruux-burcad-badeed-ey-gacanta-ku-soo-dhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/ciidamada-badda-eedowlada-netherland-ayaa-shaacisay-in-11-ruux-burcad-badeed-ey-gacanta-ku-soo-dhigeen\/","title":{"rendered":"Ciidamada badda Ee|Dowlada Netherland ayaa Shaacisay in 11-ruux burcad badeed Ey Gacanta Ku Soo Dhigeen"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/helicopter.11.51.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-5880\" title=\"helicopter.11.5\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/helicopter.11.51-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p><\/strong>Dowlada Holland ayaa sheegtay in ey Gacanta Ku soo Dhigen\u00a0 maraakiibteeda dagaalka jimcihii In Uu\u00a0 koox burcad badeed ah\u00a0 ka badbaadiyey illaa iyo 17 ruux oo ay afduub u heysteen Dhalinyarada Burcad Badeeda Gudaha xeebta Soomaaliya.<br \/>\nHelicopter-rada Qaaska U Ah Ciidamada Badda ee Holland ayaa Mid Ka Mid Ah Ciidanka Oo Ilaalo Ku jiray Ayaa Waxa u Isha Ku Dhufatay Dooman yar yar oo jiidaya Doon ay Dad saaran yihiin isla Markaana loosii\u00a0 jiidaya Dhanka xeebta.<\/p>\n<p>War ka soo baxay wasaarada gaashaandhiga Holland\u00a0 ayaa Lagu Sheegay in Ciidamada Badda Ey soo qabqabteen Ilaa 11-ruux oo ka tirsanaa burcad badeeda .<\/p>\n<p>Waziirka Gaashndhiga Netherland Waxa uu Ku Faanay\u00a0 in ciidamadooda si gaar ah u tababaran isla markaana ay siiyaan\u00a0 dooman dheereeya oo lagu Qabanayo howlgalo lagu badbaadinayo dadka dalxiisayaalka Ah Ee Lagu\u00a0 afduubTo Gudaha Xeebaha Somaliya.<\/p>\n<p>Wasaarada gaashaandhiga\u00a0 Holland ayaa ka war bixisay xaalada dadki Ahaa la heystayaal\u00a0 ay ka Soo badbaadiyen burcadda waxayna sheegtay in ay caafimaad qabaan dadkii ay badbaadiyeen ayna maxkamad soo saari doonaan kooxda burcad badeeda soomaalida ah.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dowlada Holland ayaa sheegtay in ey Gacanta Ku soo Dhigen\u00a0 maraakiibteeda dagaalka jimcihii In Uu\u00a0 koox burcad badeed ah\u00a0 ka badbaadiyey illaa iyo 17 ruux oo ay afduub u heysteen Dhalinyarada Burcad Badeeda Gudaha xeebta Soomaaliya. Helicopter-rada Qaaska U Ah Ciidamada Badda ee Holland ayaa Mid Ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5876","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5876"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5882,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5876\/revisions\/5882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}