{"id":58750,"date":"2019-09-06T19:08:32","date_gmt":"2019-09-06T16:08:32","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58750"},"modified":"2019-09-06T19:20:08","modified_gmt":"2019-09-06T16:20:08","slug":"shidaalka-somaliland-oo-xukuumaddu-sheegtay-in-iyadu-soo-gadi-doonto-siina-gadi-doonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/shidaalka-somaliland-oo-xukuumaddu-sheegtay-in-iyadu-soo-gadi-doonto-siina-gadi-doonto\/","title":{"rendered":"Shidaalka Somaliland oo Xukuumaddu Sheegtay In Iyadu Soo Gadi Doonto Siina Gadi Doonto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dalka keeni doonto shiidaalka,isla markaana shirkadaha soo dajiyaa ay dawladda ka iibsan doonaan.<\/p>\n<p>Sidaas wax lagu sheegay wareegta ka soo baxday maareeyaha haamaha shiidaalka Berbera Xassan Axmed Ambasi, waxaanu sheegay inay dawladdu shiidaalka soo dejin doonto, isla markaana ay shirkaduhu ka iibsan doonaan dawladda, taas oo ay dib usii iibin doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDuco iyo salaam ka dib, waxaan idinku wargaliinaynaa in laga bilaabo bisha 01 bisha Octobar ay dawladu ku talo jirto in ay soo dejiso shiidaal Batrool ah, sidaas darteed, waxaan idinku marti qaadaynaa anaga oo qadarin iyo xushmad weyn idin hayna, in aad noqotaan macaamiishii naga iibsanaysa batroolka si aad idinkuna shiidalka suuqa ugu sii iibisaan iyada oo laydin saari doono faa\u2019iido macquul ah, aad iyo aad ayaanu idin ku dhiiriggelinayna in aad arintaas nagala shaqaysaa.\u201dayaa lagu yidhi wargalinta ka soo baxay Maareeyaha Haamaha shiidaalka Somaliand, waxaanu ku socodsiinayey shirkadaha keena shiidaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan hadaba idinka codsanayna in aad sida ugu dhakhsiyaha badan noogu soo gudbisaan jawaabta aqbalaada ah oo aad ku muujisaan rabitaankiina arrintan la xidhiidha iyada oo ay jiri doonaan heshiiishyo aynu arrintan ku wada gali doonno maalmahan.\u201dayaa lagu sii daray qoraalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii ugu horeysay ee xukuumadda Somaliland shiidaal soo dajiso,isla markaana shirkadihii dibada ka keeni jirey lagu wargaliyo inay macmiil u noqdaan dawlada oo shiidaalka ka iibsadaan si ay dadka uga sii iibiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dalka keeni doonto shiidaalka,isla markaana shirkadaha soo dajiyaa ay dawladda ka iibsan doonaan. Sidaas wax lagu sheegay wareegta ka soo baxday maareeyaha haamaha shiidaalka Berbera Xassan Axmed Ambasi, waxaanu sheegay inay dawladdu shiidaalka soo dejin doonto, isla markaana ay shirkaduhu ka iibsan doonaan dawladda, taas oo ay dib usii iibin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58751,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58750","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58750"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58753,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58750\/revisions\/58753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}