{"id":58558,"date":"2019-08-30T16:41:42","date_gmt":"2019-08-30T13:41:42","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58558"},"modified":"2019-08-30T16:41:42","modified_gmt":"2019-08-30T13:41:42","slug":"madaxda-dowladda-oo-aan-ka-qaybgalin-xil-wareejinta-duqa-muqdisho-daawo-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/madaxda-dowladda-oo-aan-ka-qaybgalin-xil-wareejinta-duqa-muqdisho-daawo-sawiro\/","title":{"rendered":"Madaxda Dowladda Oo Aan Ka Qaybgalin Xil Wareejinta Duqa Muqdisho (Daawo Sawiro)"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\"><\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa xalay si rasmi ah xilka ugala wareegay Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Gudoomiye Kuxigeenka Dhinaca Maaliyadda ee Maamulka Gobolka Banaadir, Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim Dheere).<\/p>\n<p>Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa waxaan ka qaybgalin Madaxda Dowladda Federaalka Somaliya, balse taasi bedelkeeda waxaa munaasabadda buux-dhaafiyay siyaasiyiinta mucaaradka.<\/p>\n<p>Sidoo kale munaasabadan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wafdi ka socday Maamulka Puntland, Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya qaarkood iyo Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta mucaaradka oo qaarkood hadalo ka jeediyay munaasabadda ayaa bogaadiyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, waxayna ugu baaqeen in si hufnaan ku dheehan tahay uu ugu shaqeeyo bulshadiisa.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho oo munaasabadda soo xiray ayaa marka hore ku baaqay in si wadajira loogu duceeyo Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, C\/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow), oo 1-dii bishan u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray qaraxii 24-kii bishii hore ee July ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Duqa Magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in shaqada uu ka sii wadi doono halkii uu uga tagey Eng. Yariisow, isagoona ballanqaaday in hawsha hortaala uu dardargelin doono.<\/p>\n<p>Cumar Maxamuud Maxamed, Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay barnaamijkiisa lixda bilood ee soo socoto uu ku shaqaynayo uu xoogga ku saari doono dhinaca amniga, isla-markaana uu furi doono wadooyinka xiran ee magaalada ku yaala.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa ku goodiyay inay qaadi doonaan tallaabo kasta oo ay kaga hortagayan falalka ay soo maleygayan maleeshiyada Al Shabaab, isla-markaana aanay suggi doonin inta ay ka beegsanayan dadka waxgalka u ah bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Shabaabka ayaa lagu tilmaamaa cadowga keliya ee muuqdo ee maanta Soomaalidu leedahay, sida muuqatana waxaa uu dagaal kula jiraa Dowladda Somaliya iyo Maamul Goboleedyada Dalka ka jira.<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho-1-1.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho2-3.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho3-3.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho4-3.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho5-2.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho6-3.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho7-1.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho8-1.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho9-1.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho91-1.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho94-1.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho96-1.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho98-1.jpg\" \/><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Muqdisho99-1.jpg\" \/><\/p>\n<div class=\"td-post-content tagdiv-type\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa xalay si rasmi ah xilka ugala wareegay Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Gudoomiye Kuxigeenka Dhinaca Maaliyadda ee Maamulka Gobolka Banaadir, Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim Dheere). Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa waxaan ka qaybgalin Madaxda Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58560,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58558\/revisions\/58560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}