{"id":58520,"date":"2019-08-29T19:52:32","date_gmt":"2019-08-29T16:52:32","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58520"},"modified":"2019-08-29T19:52:32","modified_gmt":"2019-08-29T16:52:32","slug":"uganda-air-oo-maanta-duulimaadkeedii-ugu-horeeyey-ka-billowday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/uganda-air-oo-maanta-duulimaadkeedii-ugu-horeeyey-ka-billowday-muqdisho\/","title":{"rendered":"Uganda Air Oo Maanta Duulimaadkeedii Ugu Horeeyey Ka Billowday Muqdisho."},"content":{"rendered":"<div class=\"hdr-container\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"col-title col-xs-12 col-md-10 pull-right\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"body-container\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"col-xs-12 col-sm-12 col-md-10 col-lg-10 pull-right\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"col-xs-12 col-sm-12 col-md-8 col-lg-8 pull-left bottom-offset content-offset\">\n<div id=\"article-content\" class=\"content-floated-wrap fb-quotable\">\n<div class=\"wsw\">\n<p>Garoonka magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde waxaa ku soo sii xoogeysanaya tartan shirikadaha caalamiga ah iyo kuwa gobolka ee diyaaradaha.<\/p>\n<p>Kadib muddo 20 sanadood ka badan oo Muqdisho ay ka go\u2019odoonsaneyd duulimaadyada ganacsi ee caalamiga ah, ayaa bishii march ee sanadkii 2012-kii waxaa duulimaad ka bilowday shirikadda Turkish Airlines oo laga leeyahay dalka turkiga.<\/p>\n<p>Wixii markaa ka dambeeyay, waxaa ku soo biiray shirikado ay ka midyihiin Kenya Airways, Qatar Airways, Ethiopian Airlines iyo maanta oo ay Muqdishu duulimaad ka bilowday shirikadda Uganda Air oo iyana laga leeyahay dalka aan saaxibaha nahay ee uganda.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoonka magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde waxaa ku soo sii xoogeysanaya tartan shirikadaha caalamiga ah iyo kuwa gobolka ee diyaaradaha. Kadib muddo 20 sanadood ka badan oo Muqdisho ay ka go\u2019odoonsaneyd duulimaadyada ganacsi ee caalamiga ah, ayaa bishii march ee sanadkii 2012-kii waxaa duulimaad ka bilowday shirikadda Turkish Airlines oo laga leeyahay dalka turkiga. Wixii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57476,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58521,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58520\/revisions\/58521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57476"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}