{"id":58497,"date":"2019-08-29T04:11:59","date_gmt":"2019-08-29T01:11:59","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58497"},"modified":"2019-08-29T04:20:13","modified_gmt":"2019-08-29T01:20:13","slug":"farmaajo-oo-ka-qeyb-galay-furitaanka-madasha-iskaashiga-afrika-iyo-japan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/farmaajo-oo-ka-qeyb-galay-furitaanka-madasha-iskaashiga-afrika-iyo-japan\/","title":{"rendered":"Farmaajo Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika Iyo Japan"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<div class=\"shared-counts-wrap before_content style-fancy\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti gelisay magaalada Yokohama.<\/div>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Furitaanka Shirka oo ay wadajir u guddoominayeen Ra\u2019iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinz\u014d Abe, Madaxweyne sharafeedka iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Mudane Cabdulfataax Alsiisi iyo Mudane Muuse Faqi ayaa la isla qiray muhiimadda shirkan uu u leeyahay horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha dalalka Afrika.<img decoding=\"async\" class=\"wp-image-321406\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/105A2800-740x494.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/105A2800-740x494.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/105A2800-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/105A2800-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/105A2800-600x400.jpg 600w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/105A2800.jpg 1180w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Shirarka Madashan ayaa inta ay socdaan waxaa lagaga arrinsan doonaa shaqo abuurka dhallinyarada,xoojinta fursadaha haweenka, dhiirri gelinta ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo qiimeynta miro-dhalka mashaariicda Qaramada Midoobey iyo Japan ay wada jirka uga fulinayaan dalalka Afrika.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweynaha waxaa qeyb ka ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Eng. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) iyo La-taliyaha Madaxweynaha Mudane Balal Cismaan.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti gelisay magaalada Yokohama. Furitaanka Shirka oo ay wadajir u guddoominayeen Ra\u2019iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinz\u014d Abe, Madaxweyne sharafeedka iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Mudane Cabdulfataax Alsiisi iyo Mudane Muuse Faqi ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58497","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58497"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58498,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58497\/revisions\/58498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}