{"id":58493,"date":"2019-08-29T03:57:56","date_gmt":"2019-08-29T00:57:56","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58493"},"modified":"2019-08-29T04:05:34","modified_gmt":"2019-08-29T01:05:34","slug":"dowladda-federaalka-oo-shaacisay-cida-heshiiska-ka-baxday-in-ay-tahay-ahlu-sunna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/dowladda-federaalka-oo-shaacisay-cida-heshiiska-ka-baxday-in-ay-tahay-ahlu-sunna\/","title":{"rendered":"Dowladda Federaalka Oo Shaacisay Cida Heshiiska Ka Baxday In Ay Tahay Ahlu Sunna."},"content":{"rendered":"<header class=\"site-header\">\n<div class=\"wrap\">\n<div class=\"title-area\">\n<p class=\"site-title\">\n<\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<div class=\"site-inner\">\n<div class=\"wrap\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<article class=\"post-321375 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail category-somali entry\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha, iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka bixin qodob ka mid ah 10-kii qodob ee dowladda federaalka iyo Ahlusunna ay wada saxiixdeen.<img decoding=\"async\" class=\"wp-image-321376\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/WASIIRKA-ARRIMAH-GDU-740x493.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/WASIIRKA-ARRIMAH-GDU-740x493.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/WASIIRKA-ARRIMAH-GDU-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/WASIIRKA-ARRIMAH-GDU-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/WASIIRKA-ARRIMAH-GDU-600x400.jpg 600w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/WASIIRKA-ARRIMAH-GDU.jpg 1080w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo sheegay in dowladdu ay ku dadaaleyso in reer Galmudug ay helaan dowlad gobaleed loo dhanyahay ayaa caddeeyay dowladdu ay mar waliba u taagantahay fulinta dhammaan 10-ka qodob ee lagu wada heshiiyay<\/p>\n<p>Heshiiska ay dowladda Soomaaliya la gashay Ahlu Sunna waxaa wada saxiixay \u00a0Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka iyo madaxa fulinta Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.<\/p>\n<p>Ururka Ahlu sunna waljamaaca oo shalay warsaxafadeed soo saaray ayaa dowladda a federaalka Soomaaliya ku eedeeyeen in ay duulaan qaawan ku soo qaaday degaamada Galmudug, islamarkaana ay ka baxeen heshiiskii ay la galeen dowladda.<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Wasiirka arrimaha gudaha, iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka bixin qodob ka mid ah 10-kii qodob ee dowladda federaalka iyo Ahlusunna ay wada saxiixdeen. Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo sheegay in dowladdu ay ku dadaaleyso in reer Galmudug ay helaan dowlad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53891,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58493"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58495,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58493\/revisions\/58495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}