{"id":58407,"date":"2019-08-26T01:44:48","date_gmt":"2019-08-25T22:44:48","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58407"},"modified":"2019-08-26T01:45:25","modified_gmt":"2019-08-25T22:45:25","slug":"general-indha-qarshe-oo-dhaliilay-isbedelada-faraha-badan-ee-taliyeyaasha-ciidamada-q-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/general-indha-qarshe-oo-dhaliilay-isbedelada-faraha-badan-ee-taliyeyaasha-ciidamada-q-sida\/","title":{"rendered":"General Indha Qarshe oo Dhaliilay Isbedelada Faraha Badan ee Taliyeyaasha Ciidamada Q\/sida."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/indha-qariye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-58408\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/indha-qariye-300x172.jpg\" alt=\"\" width=\"792\" height=\"454\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/indha-qariye-300x172.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/indha-qariye.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 792px) 100vw, 792px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyihii xilka laga qaaday ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Daahir Aadan Cilmi Idha-Qarshe ayaa walaac ka muujiyay isbadallada tirada badan ee lagu sameeyo taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p>Jen Idha Qarshe ayaa maalin ka hor wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa looga qaaday xilkii taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyadoo xilkaa loo magacaabay Jen. Odawaa Yuusuf Raage.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in xil ka qaadistu tahay nidaam qeyb ka ah dowladnimada islamarkaana uusan waxba ka qabin, laakiin waxaa uu sheegay in uu taa badalkeeda ka jeclaan lahaa in hoggaanka Ciidanka loo daayo hal taliya, waxaana uu wax lala yaabo ku tilmaamay muddo Labo sano ah in taliska ciidanku yeesho Shan taliye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isaga oo la hadlayay Laanta VOA-da ayuu yiri \u201cInkastoo aniga aan ka jeclaan lahaa inaan Ciidanka muddo labo sano iyo bar shan taliye soo marin halkii Taliye ee u horeeyay loo daayo, hadana aan kula talinayo Madaxweynaha, Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Gaashaandhigga, Odawaa Yuusuf Raage hala siiyo waqti lagula xisaabtamo la yiraahdo waxbaa qabatay ama wax ma qaban, laakiin hadii dhowr bilood ka bacdi la bedelo isagana wixii lagula xisaab tami lahaa meesha ma yaalo\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Isbadalan ayuu sheegay in ay dib u dhac ku keeni karaa howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka soconaya qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya, sidaa daraadeed ayuu madaxda dowladda kula taliyay in ay sidan ka daayaan ciidamada fursadna siiyaan taliyaha xilka loo magacaabo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha xilka ka sii degaya ee ciidanka xoogga dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa Madaxweyne Farmaajo ka dalbaday in uu ka daayo Ciidamada isbed bedelka joogtada ah ee Talisyada Ciidamada uu ku hayo.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii xilka laga qaaday ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Daahir Aadan Cilmi Idha-Qarshe ayaa walaac ka muujiyay isbadallada tirada badan ee lagu sameeyo taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ciidamada qalabka sida. Jen Idha Qarshe ayaa maalin ka hor wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa looga qaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58408,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58407","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58407"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58410,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58407\/revisions\/58410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}