{"id":58403,"date":"2019-08-26T01:26:14","date_gmt":"2019-08-25T22:26:14","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58403"},"modified":"2019-08-26T01:27:10","modified_gmt":"2019-08-25T22:27:10","slug":"somaliland-oo-ka-hadashay-ciidamo-ka-soo-yaacey-soona-galey-dhinaca-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/somaliland-oo-ka-hadashay-ciidamo-ka-soo-yaacey-soona-galey-dhinaca-puntland\/","title":{"rendered":"Somaliland oo Ka Hadashay Ciidamo Ka soo Yaacey Soona Galey Dhinaca Puntland."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/slnd-taliye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-58404\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/slnd-taliye-300x167.jpg\" alt=\"\" width=\"825\" height=\"459\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/slnd-taliye-300x167.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/slnd-taliye.jpg 620w\" sizes=\"auto, (max-width: 825px) 100vw, 825px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha Guud ee ciidanka Militeriga Somaliland Sareeya Gaas Nuux Taani ayaa ka hadlay ciidamo ka goostay Somaliland oo ku biirey Puntland iyo arrinta kornayl Siciid Caare oo isna hore uga tirsana ciidanka Somaliland.<\/p>\n<p>Taliye Nuux Taani ayaa sheegay in ciidamadii ka goostay Somaliland ee joogay Badhan aanay qaranka waxba ugu filnayn, isla markaana mushahar bilaash ah uun qaadan jirey, waxaanu sheegay in deegaanka ku masruufi jireen oo ay ahaayeen ciidamo deegaanka u qoreen balse aan hawlgalada ciidanka aan gali jirin.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cCiidamada la sheegay waxay ahaayeen kuwo deegaankaasi laga qarameeyey oo aan qaranka hawl u qaban jirin oo halkaasi uun lagu masruufo, wali wax hawlgal ah oo ay qabteen ma jirto, waxaanu ku nidhi Badhan taga waxa ay yidhaahdeen heshiish baa naga dhexeeya Puntland oo ah in aan la is weerarin sidaasay ku diideen amarkii la siiyey, qarankana uma baahna lacag bilaash ah oo la bixiyo, qofka lacag la siinaya waa in wixii lagu siiyey ku qabtaa sida ciidamada kale u shaqeeyaan oo kale, hadii aanu waajibkii fulin Karin maaha inuu ciidanka ku sii jiro waana ku faraxsanahay inay iska tageen waayo lacag bilaash ah ayuun bay qaadan jireen, dadka caykaasi ah inay ka tagaan waa muhiim.\u201dayuu yidhi taliye Nuux.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu intaas ku daray \u201cCIidankaasi wax kharash ah mooyee wax ay nagu tarayeen ma jirto, marka looma baahna kuwo tagay kuwo aan waxba qabana anba waanu eryi ama iyaga iska tagi ama qarankay u shaqayn, laakiin isku dul noolaan dambe jiri mayso.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxa uu ka hadlay kornayl Caare oo jabhad ka samaystay gobolka Sanaag, waxaanu yidhi \u201cCaare wuxuu ahaa korneyl ka tirsan ciidanka nin dhib badan buu ahaa, wuxuu ku xidhnaa miiskan saraakiisha isagoo loo haysto afar nin dilkood, rag baa u ololeeyey oo ha la siidaayo yidhi wali sidii buu kiiskiisii u yaala maxkamadda, isagoo wali jooga ayaa abaanduule laga dhigay, markii dambana wuxuu dhacay mushaharkii ciidanka oo uu dhexda u fadhiistay hadana wuxuu tagay Puntland dadka uu gacantiisa ku dilay toban qof kama yara haday ciidan tahay iyo haday tahay shicib, Caare waa dambiile qaran oo waliba ku dhiiran inuu geesi yahay , waa nin Sool iyo Sanaagba dhibaato badan ka gaystay.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Guud ee ciidanka Militeriga Somaliland Sareeya Gaas Nuux Taani ayaa ka hadlay ciidamo ka goostay Somaliland oo ku biirey Puntland iyo arrinta kornayl Siciid Caare oo isna hore uga tirsana ciidanka Somaliland. Taliye Nuux Taani ayaa sheegay in ciidamadii ka goostay Somaliland ee joogay Badhan aanay qaranka waxba ugu filnayn, isla markaana mushahar bilaash [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58404,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58403","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58403","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58403"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58406,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58403\/revisions\/58406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}