{"id":58399,"date":"2019-08-26T00:51:57","date_gmt":"2019-08-25T21:51:57","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58399"},"modified":"2019-08-26T01:06:14","modified_gmt":"2019-08-25T22:06:14","slug":"ka-hadalka-maqaamka-muqdisho-oo-puntland-u-talaabey-iyo-gogol-m-weyne-deni-ku-dhawaaqey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/ka-hadalka-maqaamka-muqdisho-oo-puntland-u-talaabey-iyo-gogol-m-weyne-deni-ku-dhawaaqey\/","title":{"rendered":"Ka Hadalka Maqaamka Muqdisho oo Puntland U Talaabey iyo Gogol M\/weyne Deni Ku Dhawaaqey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Maqaam.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-58400\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Maqaam-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"778\" height=\"438\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Maqaam-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Maqaam.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 778px) 100vw, 778px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in ay diyaar u yihiin \u00a0marti-galinta kulan looga hadlayo Maqaamka Caasimada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni oo khubad ka jeedinayay furitaanka kulan Dood ah oo maanta lagu qabtay Garowe ayaa \u00a0sheegay diyaar u uihiin in Garowe lagu qabto shirka looga hadlayo Maqaamka Muqdisho oo ka mid ah qodobada aadka looga doodo ee mar walba \u00a0soo noqnoqda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan jeclaan lahaa in aan halkan ka sheego in Puntland marti \u00a0geliso qodobada aadka looga doodo ee ah Maqaamka Muqdisho in Garoowe \u00a0looga hadlo, Muqdisho waa magaala madaxda Soomaaliya, waa magaalada \u00a0astaanta u ah Qaranka Soomaaliyeed, maqaamkeeda inuu dood aan dhamaaneyn \u00a0ku jiro aad ayay noo dhibeysaa xaqiiqdii\u201dayuu yiri Madaxweynaha \u00a0Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in qodobka maqaamka Muqdisho inay noqoto dood furan oo aan cidi cidi la sheeganeyn, Soomaalida oo miir qabta isu timaado, isla markaana laga soo fogeeyo Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar dhinaca kale uu soo hadal qaaday arrinta wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland oo uu\u00a0 \u00a0xusay inay tahay caqabad hortaagan Dastuurka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cArrinta Somaliland iyo Somalia iyadana waa caqabad kale oo hor taagan dastuurka aniga saas uma dhigaayo in Somalia iyo Somaliland la yiraahdo, waxa qaba walaalaheena gobolada waqooyi jira ama Maamulka Somaliland in ay Garowe yimaadaan oo doodaha ay qabaan soo dhoweystaan\u201dayuu yiri Saciid Deni.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii ugu horeysay oo Puntland oo hadal qaado Doodda ku saabsan Maqaamka Muqdisho iyadoo maalmihii ugu danbeeyayba dooddasi heyd mid soo jiitameysay oo siyaasyiin badan oo Soomaaliyeed daneynayaa in laga wadahadlo.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in ay diyaar u yihiin \u00a0marti-galinta kulan looga hadlayo Maqaamka Caasimada Muqdisho. Madaxweyne Deni oo khubad ka jeedinayay furitaanka kulan Dood ah oo maanta lagu qabtay Garowe ayaa \u00a0sheegay diyaar u uihiin in Garowe lagu qabto shirka looga hadlayo Maqaamka Muqdisho oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58400,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58399","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58399","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58399"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58399\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58402,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58399\/revisions\/58402"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}