{"id":58305,"date":"2019-08-23T00:08:46","date_gmt":"2019-08-22T21:08:46","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58305"},"modified":"2019-08-23T00:13:30","modified_gmt":"2019-08-22T21:13:30","slug":"isbadel-lagu-sameeyey-taliyeyaasha-ciidamada-qalabka-sida-oo-aragtiyo-kal-duwan-bulshadu-ka-muujiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/isbadel-lagu-sameeyey-taliyeyaasha-ciidamada-qalabka-sida-oo-aragtiyo-kal-duwan-bulshadu-ka-muujiyeen\/","title":{"rendered":"Isbadel Lagu Sameeyey Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida Oo Aragtiyo Kal Duwan Bulshadu Ka Muujiyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Kulan Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu magacaabay taliyayaal ciidan, waxaana xilalkii ay hayeen laga qaaday taliyayaashii ciidamada xoogga dalka iyo Booliiska.<\/p>\n<p>Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka u magacaabay Jen. Odawaa Yuusuf Raagge, iyadoo xilkaas laga qaaday Jen. Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha Booliska ayaa loo magacaabay Cabdi Xasan Xijaar oo ahaa \u00a0Taliye ku-xigeenka Ciidanka xoogga dalka, waxaana xilka taliyaha Booliska \u00a0laga qaaday Jen, Bashiir Cabdi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sidoo kale \u00a0Taliyaha \u00a0Ciidanka Asluubta loo magacaabay Jen. Mahad C\/raxmaan oo horay u ahaa \u00a0Taliyaha Booliska Koofur Galbeed, waxaana xilka Taliyaha Asluubta laga \u00a0qaaday Jen. Bashiir Goobe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Fahad Yaasiin oo horay u ahaa ku-simaha taliyaha ciidamada Nabad-sugida Soomaaliya ayaa si buuxda loogu magacaabay in uu noqdo taliyaha ciidanka Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inta Badan Aragtida Dadweynaha ayaa Sheegeysa In aaney Wax weyn oo isbadal ah aysan kusoo kordhinayn magacaabista iyo isbadalka\u00a0 lagu sameeyey madaxda amniga halkaa qaar ka mid ah dadka falaanqeeya siyaasada iyo amniga ay aaminsanyihiin iney sidii hore kasii liidan doonto amaanka caasimada iyo guud ahaanba dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu magacaabay taliyayaal ciidan, waxaana xilalkii ay hayeen laga qaaday taliyayaashii ciidamada xoogga dalka iyo Booliiska. Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka u magacaabay Jen. Odawaa Yuusuf Raagge, iyadoo xilkaas laga qaaday Jen. Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe. Taliyaha Booliska ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58305"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58308,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58305\/revisions\/58308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}