{"id":5822,"date":"2012-05-09T15:03:06","date_gmt":"2012-05-09T15:03:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5822"},"modified":"2012-05-09T15:05:21","modified_gmt":"2012-05-09T15:05:21","slug":"wasaaradda-dastuurka-oo-sheegtay-in-shirka-odayaasha-dhaqanka-muqdisho-uu-marayo-meel-wanaagsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/wasaaradda-dastuurka-oo-sheegtay-in-shirka-odayaasha-dhaqanka-muqdisho-uu-marayo-meel-wanaagsan\/","title":{"rendered":"Xasan Maxamed Jimcaale \u201cXasan Dheere\u201d Oo Carabka Ku Dhuftay In Shirka Odayaasha Dhaqanka Muqdisho Uu Marayo Meel Wanaagsan"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shirka-dastuurka_31.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5826\" title=\"shirka-dastuurka_3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shirka-dastuurka_31.jpg\" alt=\"\" width=\"374\" height=\"249\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shirka-dastuurka_31.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shirka-dastuurka_31-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 374px) 100vw, 374px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka SOomaaliya(WAkaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xasan Maxamed Jimcaale \u201cXasan Dheere\u201d<\/strong> Wasiiru dowlaha wasaaradda dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya \u00a0ayaa tilmaamay in shirka Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed uu meel wanaagan marayo, laguna howlan yahay sidii ay u soo xuli lahaayeen \u00a0ergada ansixineysa Dastuurka dalka Soomaaliya \u00a0iyo xubnaha cusub ee Barlamaanka.<\/p>\n<p>Waziirka Ayaa Sidoo kale xusay in xukuumadda TFG-da Soomaaliya ay ku kalsoontahay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, dowladuna ay ku dadaali doonaan in dalka loo horseedo dowladnimo si looga baxo waqtiga KMG ah Loona Gaaro Heerka Sare.<\/p>\n<p>Maal Mahan Ayaa Magaaladda Muqdisho waxaa ka socda shir ay yeelanaya odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed kaas oo la doonayo in ay soo xulaan ergo ansaxisa qabya qoraalka dastuurka cusub oo uu dalku yeesho Islamarkaana Lagu Dhaqamo.<\/p>\n<p><strong>Wararka SOomaaliya(WAkaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka SOomaaliya(WAkaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Xasan Maxamed Jimcaale \u201cXasan Dheere\u201d Wasiiru dowlaha wasaaradda dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya \u00a0ayaa tilmaamay in shirka Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed uu meel wanaagan marayo, laguna howlan yahay sidii ay u soo xuli lahaayeen \u00a0ergada ansixineysa Dastuurka dalka Soomaaliya \u00a0iyo xubnaha cusub ee Barlamaanka. Waziirka Ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5822","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5822"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5830,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5822\/revisions\/5830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}