{"id":58204,"date":"2019-08-19T19:38:01","date_gmt":"2019-08-19T16:38:01","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58204"},"modified":"2019-08-19T19:39:58","modified_gmt":"2019-08-19T16:39:58","slug":"booqashadii-m-weyne-farmaajo-ee-dalka-jabuuti-oo-labada-m-weyne-kulamo-u-qabsoomeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/booqashadii-m-weyne-farmaajo-ee-dalka-jabuuti-oo-labada-m-weyne-kulamo-u-qabsoomeen\/","title":{"rendered":"Booqashadii M\/weyne Farmaajo ee Dalka Jabuuti oo Labada M\/weyne Kulamo u Qabsoomeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/farma-iyo-gelle.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-58205\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/farma-iyo-gelle-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"804\" height=\"453\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/farma-iyo-gelle-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/farma-iyo-gelle.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 804px) 100vw, 804px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Famaajo oo maalintii shalay gaaray dalka Jabuuti, ayaa lagu wadaa in uu maanta kulan la yeesho dhiggiisa dalkaasi madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.<\/p>\n<p>Agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed oo ka warbixinayay kulamada ay yeelan doonaan labada Madaxweyne ayaa sheegay inay ka wada hadli doonaan xaaladaha siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Gobolka, gaar ahaan danaha wadajirka ah ee ka dhexeeya labada dowladood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Rasmi ahaan lama oga wax waxa ay daarran tahay booqashadan deg deg ah ee madaxweynaha dowladda Soomaaliya uu ku tagay dalka Jabuuti, iyadoo la ogyahay dhawaan in Jabuuti ay booqatay Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma<\/p>\n<p align=\"justify\">CabdiNuur Agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya oo wax laga weydiiyay safarka madaxweynaha uu xiriir la leeyahay booqashadii Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya ayaa yiri\u2019\u2019 Annaga nama khuseyso wasiir kale iyo wufuud ka socotay dal kale oo halkan timid, waxa na khuseeya waa waxa annaga iyo walaalaheenna Jabuuti naga dhaxeeya, waa waxa aan annaga iyo Jabuuti iska kaashan karno, taas ayaana ahmiyad noo leh, Marka Monica iyo cid walba ayaa iman karta halkan, Jabuutina waa dal xor ah&#8221;.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo waxaa socdaalkiisa ku wehlinaya Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Canshuur Xasan iyo Agaasimaha Madaxtooyada Mudane Nuur Diiriye Xirsi Fuursade.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Famaajo oo maalintii shalay gaaray dalka Jabuuti, ayaa lagu wadaa in uu maanta kulan la yeesho dhiggiisa dalkaasi madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed oo ka warbixinayay kulamada ay yeelan doonaan labada Madaxweyne ayaa sheegay inay ka wada hadli doonaan xaaladaha siyaasadeed, amni iyo dhaqaale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58204","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58204"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58207,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58204\/revisions\/58207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}