{"id":582,"date":"2011-05-11T13:27:19","date_gmt":"2011-05-11T13:27:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=582"},"modified":"2011-05-11T16:13:44","modified_gmt":"2011-05-11T16:13:44","slug":"weriyayaasha-muqdisho-oo-cabasho-xoogan-ka-muujiyey-kaamiro-manka-madaxweyne-shariifka-tfg-da-cqaadir-wehliye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/weriyayaasha-muqdisho-oo-cabasho-xoogan-ka-muujiyey-kaamiro-manka-madaxweyne-shariifka-tfg-da-cqaadir-wehliye\/","title":{"rendered":"Weriyayaasha Muqdisho oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Kaamiro Manka Madaxweyne Shariifka TFG-da C\/qaadir Wehliye"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Wehliye1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-594\" title=\"Wehliye\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Wehliye1-300x300.jpg\" alt=\"\" width=\"435\" height=\"300\" \/><\/a>C\/qaadir Wehliye oo la sheegay in uu u yahay Kaamiro Man Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa la sheegay in dhibaatooyin ay ku qabaan Wariyayaasha howlaha shaqo u aada Xarunta Madaxtooyada Ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wariyayaashaasi qaarkood oo la soo xiriiray wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com oo codsaday in magacyadooda la sheegin sababo amni ayaa waxay sheegeen in C\/qaadir Wehliye uu ku haayo Saxaafada Muqdisho kala Takoor iyo fakhuukh jeebkiisa ah waxayna wariyayaasha ay sheegeen in si weyn uu u tixgiliyo C\/qaadir Wehliye Hablaha Suxufiyiinta kuwaasoo waji uunka ka sameysaneynin ragga uu ka sameesto suxufiyiinta Dumarka ah<\/p>\n<p>Waxayna wariyayaasha Muqdisho ay ugu baaqeen Madaxaweynaha TFG-da in uu cabashadooda uu wax ka qabto isla markaana arinta warbaahinta uu u xilsaaro dad aqoon u leh arimaha saxaafadda<\/p>\n<p>Hadaba isweydiintu waxay tahay C\/qaadir Wehliye oo ah Kaamiro Man-ka Madaxweynaha waxaa ka galay wariyayaasha soo aadaya xarunta Madaxtooyada<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"color: #ff0000;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #ff0000;\">(<\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"color: #ff0000;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/qaadir Wehliye oo la sheegay in uu u yahay Kaamiro Man Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa la sheegay in dhibaatooyin ay ku qabaan Wariyayaasha howlaha shaqo u aada Xarunta Madaxtooyada Ee Magaalada Muqdisho. Wariyayaashaasi qaarkood oo la soo xiriiray wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com oo codsaday in magacyadooda la sheegin sababo amni ayaa waxay sheegeen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-582","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/582","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=582"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/582\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":592,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/582\/revisions\/592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=582"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=582"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=582"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}