{"id":5817,"date":"2012-05-09T14:48:07","date_gmt":"2012-05-09T14:48:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5817"},"modified":"2012-05-09T14:48:07","modified_gmt":"2012-05-09T14:48:07","slug":"qarax-uu-ku-geeriyooday-ruuxii-aasayay-oo-ka-dhacay-isgoyska-baar-ubax-ee-gudaha-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/qarax-uu-ku-geeriyooday-ruuxii-aasayay-oo-ka-dhacay-isgoyska-baar-ubax-ee-gudaha-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Uu Ku Geeriyooday Ruuxii Aasayay Oo Ka Dhacay Isgoyska Baar Ubax  Ee Gudaha Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Qarax1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5819\" title=\"Qarax\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Qarax1.jpg\" alt=\"\" width=\"310\" height=\"233\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Miinadaani Qaraxday oo ahayd mid dhawaqiisa laga maqlay dhamaan xaafadaha ku teedsan\u00a0 suuqa Bakaaraha ayaa sababay dhimashada hal qof Iyadoona Aanan Jirin Wax Dhawaac Ah.<\/p>\n<p>Qofka geeriyoodey ayey dad goob joogeyaal ahi sheegeen inuu ahaa\u00a0 nin doonayey in uu miino nooca dhulka la geliyo ah halkaas ku aaso.<\/p>\n<p>Meydka ninkaas oo cad cad u go\u2019an iyo god loo malaynayo inuu ahaa\u00a0 halkii uu miinada ku ridi lahaa ayaa saaka goobta lagu arkay.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale goobta uu xalay qaraxu ka dhacay soo gaarey ciidamo ka\u00a0 tirsan kuwa dowladda TFG_da Soomaaiya GAar Ahaan Ciidamada Nabad Sugida Qaranka .<\/p>\n<p>Haseyeeshee ma jiro wax war ah oo arintaas ku aadan oo kasoo baxay dhinaca laamaha ammaanka Ee Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mana ahan markii ugu horeysey Oo ay dhacdo noocan oo kale \u00a0magaalada Muqdisho ka dhacdo.<\/p>\n<p>Balse waxaa jirey tiro \u00a0dhowr jeer ay qaraxyo sababay geerida dadkii\u00a0 aasayey magaalada Muqdisho ka dhaceen.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Miinadaani Qaraxday oo ahayd mid dhawaqiisa laga maqlay dhamaan xaafadaha ku teedsan\u00a0 suuqa Bakaaraha ayaa sababay dhimashada hal qof Iyadoona Aanan Jirin Wax Dhawaac Ah. Qofka geeriyoodey ayey dad goob joogeyaal ahi sheegeen inuu ahaa\u00a0 nin doonayey in uu miino nooca dhulka la geliyo ah halkaas ku aaso. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5817","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5817","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5817"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5821,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5817\/revisions\/5821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}