{"id":58130,"date":"2019-08-17T19:17:29","date_gmt":"2019-08-17T16:17:29","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58130"},"modified":"2019-08-17T19:17:29","modified_gmt":"2019-08-17T16:17:29","slug":"sheekh-cabdi-maxamed-oo-dib-loogu-doortay-gudoomiyaha-cusub-ee-baarlamaanka-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/sheekh-cabdi-maxamed-oo-dib-loogu-doortay-gudoomiyaha-cusub-ee-baarlamaanka-jubaland\/","title":{"rendered":"Sheekh Cabdi Maxamed Oo Dib Loogu Doortay Gudoomiyaha cusub Ee Baarlamaanka Jubaland?"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<figure><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-320697\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/JUBBALAND-740x493.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/JUBBALAND-740x493.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/JUBBALAND-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/JUBBALAND-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/JUBBALAND-600x400.jpg 600w\" alt=\"\" data-id=\"320697\" data-link=\"https:\/\/horseedmedia.net\/2019\/08\/17\/yaa-loo-doortay-gudoomiyaha-cusub-ee-baarlamaanka-jubaland\/jubbaland-15\/\" \/><\/figure>\n<p>Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa dib loogu doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka jubaland, Cabdi aya noqonaya Gudoomiyaha 2aad ee Baarlamaanka 2aad ee Jubaland.<\/p>\n<p>Gudomiyaha cusub ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa helay codad dhan 55 cod, halka \u00a0Xuseen Shiinow Cali oo la tartamayay wuxuu helay 18 cod.<\/p>\n<p>Xuseen Shiinow oo ka hadlay doorashada barlamaanka ayaa yiri \u201caniga waa la iga Guuleystay waana ku qanacsnaahay doorasho xor iyo xalaal ah ayaa dhacday xildhibaanada waa mahad sanyihiin kuwa ii codeeyay iyo kuwa aan ii codeyn\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Jubbaland Aadan Khaliif Xaaji ayaa ku guuleystay, ma jirin musharrax la taagnaa sidaa awgeed gacantaag ayeey ku doorteen baarlamaanka isagoo helay 72 cod.<\/p>\n<p>Cabdi Baaleey Xuseen Guddoomiye ayaa ku guulaystay ku-xigeenka labaad ee Baarlamanka Jubbaland , waxaana uu helay 73 cod oo gacan taag ah, kaddib markii uu tanaasulay musharraxii la tartamayay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa dib loogu doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka jubaland, Cabdi aya noqonaya Gudoomiyaha 2aad ee Baarlamaanka 2aad ee Jubaland. Gudomiyaha cusub ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa helay codad dhan 55 cod, halka \u00a0Xuseen Shiinow Cali oo la tartamayay wuxuu helay 18 cod. Xuseen Shiinow oo ka hadlay doorashada barlamaanka ayaa yiri \u201caniga waa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":58131,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58130"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58133,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58130\/revisions\/58133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}