{"id":5810,"date":"2012-05-07T21:06:23","date_gmt":"2012-05-07T21:06:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5810"},"modified":"2012-05-07T21:10:15","modified_gmt":"2012-05-07T21:10:15","slug":"gen-shariif-shiikhuna-taliyaha-ciidanka-booliska-soomaalyeed-ayaa-ugu-horeyn-ka-hadlay-isagoona-uga-mahad-celiye-deeqdaan-balaaran-dowlada-jaban-waxaana-uu-u-xusay-inaysan-ahayn-deeqdaan-tii-ugu-hor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/gen-shariif-shiikhuna-taliyaha-ciidanka-booliska-soomaalyeed-ayaa-ugu-horeyn-ka-hadlay-isagoona-uga-mahad-celiye-deeqdaan-balaaran-dowlada-jaban-waxaana-uu-u-xusay-inaysan-ahayn-deeqdaan-tii-ugu-hor\/","title":{"rendered":"Dowlada Jaban Oo Kuwareejisay Gawaari Iyo Qalab Kala Duwan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><ins> <\/ins><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Dowlada Jaban ayaa maanta ku wareejisay Dowlada KMG deeq ay ugu tala gashay Ciidanka Booliska Soomaalyeed deeqdaan ayaa ka koobanayd 16 Land Garuuser, 2 Ambalaas 2 gaari oo kuwa ciidanka lagu qaado ah iyo jaakadaha laga xirto xabadda ( Bullet Proof Jackets) iyo koofiyadaha aan xabadu karin.<\/p>\n<p>Gen. Shariif Shiikhuna Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaalyeed Ayaa Ugu Horeyn Ka Hadlay isagoona uga mahad celiye deeqdaan balaaran dowlada Jaban, waxaana uu u xusay inaysan ahayn deeqdaan tii ugu horaysay oo ay kahelaan dowlada Jaban oo ay sidoo kale qayb libaax kaqaataan mushaaraadka ciidanka iyo qalabayntoodaba isla markaana ay rajaynayaan in deeqdaana aysan noqon doonin tii ugu danbaysay, Gen. Sheekuna waxaa uu sheegay in qalabkaan lagu wareejiyey uu waxbadn kabadali doono tayeenta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed siina laba jibaarayaan dadaalkooda ku aadan soo celinta nabada iyo kala danbaynta.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa khudbad<br \/>\nkajeediyey wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane. Cabdi Samad<br \/>\nMacalin Maxamuud isagoo dhankiisa sheegay in deeqdaan katimid shacabka iyo<br \/>\ndowlada Jaban ay sare u qaadi doonto awooda ciidanka Booliska una sahlayso in<br \/>\nCiidanka Booliiska Soomaaliyeed wax weyn kusoo kordhiyaan sugida nabadgalayada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu danbayntii waxaa goobta<br \/>\nka kahadlay Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas<br \/>\nwaxaana uu mahadcelin baalaran u jeediyey Dowladda iyo Shacabka Jaban waxaana<br \/>\nuu sheegay Ra\u2019iisul Wasaare Gaas in Dowlada Jaban ay mudo badan lagarab<br \/>\ntaagnaayeen taageero nooc kastaba leh, kana mid yihiin wadamadda ka caawiya<br \/>\ndalka Soomaaliya taba barida iyo qalabaynta Ciidanka Booliska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waaxaa kale oo Ra\u2019iisul<br \/>\nwasaare Gaas kulan laqaatay safiirka Faransiiska u fadhiya dalka Kenya Amb.<br \/>\nEtiennia de Poncins waxaana Ra\u2019iisul wasaaruhu uu hambalayo udiray shacaka<br \/>\ndalka Faransiiska doorshadii ay doorteen Madaxweynahooda cusub Francios<br \/>\nHollande sidoo kale waxay kawada hadleen xariirka soo jireenka ah oo u dhexeeya<br \/>\nlabada wadan.<\/p>\n<p><strong>Wararka<br \/>\nSoomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dowlada Jaban ayaa maanta ku wareejisay Dowlada KMG deeq ay ugu tala gashay Ciidanka Booliska Soomaalyeed deeqdaan ayaa ka koobanayd 16 Land Garuuser, 2 Ambalaas 2 gaari oo kuwa ciidanka lagu qaado ah iyo jaakadaha laga xirto xabadda ( Bullet Proof Jackets) iyo koofiyadaha aan xabadu karin. Gen. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5810","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5810","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5810"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5810\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5815,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5810\/revisions\/5815"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5810"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5810"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5810"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}