{"id":5801,"date":"2012-05-06T16:02:35","date_gmt":"2012-05-06T16:02:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5801"},"modified":"2012-05-06T16:02:35","modified_gmt":"2012-05-06T16:02:35","slug":"xukuumadda-maamul-goboledka-somaliland-oo-walaac-ka-muujisay-shirka-dhinacyada-siyaasadda-soomaaliya-loogu-qabanayo-magaalada-istanbul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/xukuumadda-maamul-goboledka-somaliland-oo-walaac-ka-muujisay-shirka-dhinacyada-siyaasadda-soomaaliya-loogu-qabanayo-magaalada-istanbul\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Maamul Goboledka Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Shirka Dhinacyada Siyaasadda Soomaaliya Loogu Qabanayo  Magaalada Istanbul."},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maxamed Cabdilaahi Cumar<\/strong> Wasiirka arimaha dibadda ee Somaliland oo maanta waraysi gaar ah siiyey laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa arintaas ka hadlay.<\/p>\n<p>Wuxuuna sheegay in ajendaha shirku uu yahay mid aan khuseyn Somaliland sidaas darteedna aysan Somaliland shirkaas ka qayb geli doonin hadii aan qaabkiisa wax laga bedelin.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa dhinaca kale ugu baaqay dowladda Turkiga \u00a0in ay wax ka bedesho shirka si uu u noqdo mid lamid ah kii bishii Feb ee sanadkan ka dhacay magaalada London ee caasimadda dalka Britain waa siduu hadalka u dhigaye.<\/p>\n<p><strong>\u201cShirkaas sida loo soo dhigay ma ahan si aan ku tegi karno, waxan ka dalbanaynaa dowlada Turkiga anagoo danayneyna nidaamka ay <\/strong><strong>Somaliland<\/strong><strong> kaga soo qayb geleyso oo aan dooneyno inuu noqdo mid lamid ah kii ka dhacay <\/strong><strong>London<\/strong><strong>\u201d<\/strong> wasiirka arimaha dibadda ee Somaliand ayaa yiri.<\/p>\n<p>Si kastaba ahaatee arintan ayaa kusoo beegmeysa xilli todobaadyo kahor ay xukuumadda Somaliland qaadacday wadahadal in mudo ah laga shaqeynayey oo ay la furi lahayd dowladda dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Maxamed Cabdilaahi Cumar Wasiirka arimaha dibadda ee Somaliland oo maanta waraysi gaar ah siiyey laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa arintaas ka hadlay. Wuxuuna sheegay in ajendaha shirku uu yahay mid aan khuseyn Somaliland sidaas darteedna aysan Somaliland shirkaas ka qayb geli doonin hadii aan qaabkiisa wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5801","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5801"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5806,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5801\/revisions\/5806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}