{"id":58007,"date":"2019-08-14T19:31:19","date_gmt":"2019-08-14T16:31:19","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=58007"},"modified":"2019-08-14T19:35:04","modified_gmt":"2019-08-14T16:35:04","slug":"wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-oo-sheegay-in-kulankii-m-weyne-muuse-biixi-aanu-aheyn-mid-siyaasadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-oo-sheegay-in-kulankii-m-weyne-muuse-biixi-aanu-aheyn-mid-siyaasadeed\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya oo Sheegay In Kulankii M\/weyne Muuse Biixi Aanu Aheyn Mid Siyaasadeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/bexi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/bexi-300x212.jpg\" alt=\"\" width=\"751\" height=\"531\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/bexi-300x212.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/bexi.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 751px) 100vw, 751px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaliya Axmed Ciise Cawad oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan dalka Saudi Arabia ay kula yeesheen wafdigii ka socday Somaliland uu horkacayay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT3\">\u2018\u2019Annaga iyo madaxweynaha Somaliland iyo wafdigiisa waxaan wada-degeneyn hal qasri, waxaan isku aragnay oo aan ku kulannay Masjid, Annaga ayaa u tagnay oo Salaan ugu tagnay , runtiina waxaa uu madaxweyuhu noo soo dhaweeyay si qalbi furan oo Soomaalinimo ah, wixii xiligaa ka danbeeyayna meelo kale oo badan ayaan isku aragnay, kulanku wuxuu ahaa mid salaam oo kaliya ah, waxaan arkayay meelaha qaar dad Soomaaliyeed oo ka hadlayay kulanka oo waliba siyaasadeynaya, wax siyaasad ah oo aan ka wada hadalnay ma jirto, fasaxna uma heysan wafdiggeena dowladda Soomaaliya in aan siyaasad ka hadalno\u2019\u2019ayuu yiri Wasiir Cawad.<\/div>\n<\/div>\n<p align=\"justify\">Laakiin Wasiir Cawad meesha kama uusan saarin kulankii dhaxmaray labada dhinac uu noqon karo mid jawiga siyaasadda wax ka badali kara, madaama maalmihii ugu danbeeyay hawada leysku marinayay hadalo siyaasadeed oo aan wanaagsaneyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dabcan kulankan jawigii hore waxbuu ka badali karaa, Anniga shaqsiyan madaxweynaha isma eynaan aqoonin, laakiin markii aan la kulannay waxaan ogaanay in ay yihiin dad Soomaaliyeed oo wanaagsan oo wax cuqdad iyo shaki ah toona qabin, marka kulankan wuxuu bilow u noqon karaa in uu meesha ka saaro jawiggii hore ee kala shakiga ayuu yiri\u2019\u2019 Wasiir Cawad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka wafdiga labada dhinac ayaa u muuqday mid dood adag oo siyaasadeed abuuray, iyadoo xisbiyada mucaaradka Somaliland oo dhankoodaka hadlay sheegeen in wafdiga uu horkacayay madaxweyne Biixi looga fadhiyo jawaabta kulankaa iyo waxa uu daarannaa.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaliya Axmed Ciise Cawad oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan dalka Saudi Arabia ay kula yeesheen wafdigii ka socday Somaliland uu horkacayay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. \u2018\u2019Annaga iyo madaxweynaha Somaliland iyo wafdigiisa waxaan wada-degeneyn hal qasri, waxaan isku aragnay oo aan ku kulannay Masjid, Annaga ayaa u tagnay oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56342,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-58007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58008,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58007\/revisions\/58008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56342"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}