{"id":57994,"date":"2019-08-13T19:56:51","date_gmt":"2019-08-13T16:56:51","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57994"},"modified":"2019-08-13T20:00:29","modified_gmt":"2019-08-13T17:00:29","slug":"qaar-kamid-ah-muraxiinta-m-weyne-ee-jubaland-oo-qaadacey-liiska-xubnaha-barlamaanka-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/qaar-kamid-ah-muraxiinta-m-weyne-ee-jubaland-oo-qaadacey-liiska-xubnaha-barlamaanka-la-shaaciyey\/","title":{"rendered":"Qaar Kamid ah Muraxiinta M\/weyne ee Jubaland oo Qaadacey Liiska Xubnaha Barlamaanka La Shaaciyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2019\/Aug\/2019813637012572359716984150805083421_sheikh_shakuul_jubbaland_640x360_bbc_nocredit.jpg\" \/>Musharixiinta xilka madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa qaadacay islamarkaana waxba kama jiraan ku tilmaamay liiska xildhibaannada cusub Jubbaland oo xalay ay ku dhawaaqeen guddiga doorashada.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah musharixiinta Jubbaland ayaa sheegay in iyaga mowqifkooda uu yahay mid cad ,isla markaana gebi ahaanba aysan aqoonsaneyn Shaqa kasta oo ay qabtaan Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isaga oo wareysi siinayay Laanta VOA ayuu sheegay in soo xulista xildhibaannada cusub ee Jubbaland ay shaqadooda aheyd Odayaasha Dhaqanka Beelaha, balse qaabka hadda loo soo xulay uu yahay mid sharci darro ah oo aan waafaqsaneyn Dastuurka Jubbaand.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2019\/Aug\/2019813637012573822814481Musharixiinta-Jubbaland-696x464.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Musharax Sheekh Shakuul ayaa intaa ku daray in qaar badan oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Jubbaland laga saaray liiska Odayaasha loogu talo galay inay soo xulaan Xildhibaannada Cusub ee Jubbaland,isaga oo dhaliil u jeediyay Guddiga doorashooyinka Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya wali kama aysan hadal sida ay aragto liiska xildhibaannada Jubbaland ee lagu dhawaaqay inkastoo Wasaarradda Arrimaha gudaha horay u sheegtay mowqifkeeda ku aadna doorashada guud ahaan Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharixiinta xilka madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa qaadacay islamarkaana waxba kama jiraan ku tilmaamay liiska xildhibaannada cusub Jubbaland oo xalay ay ku dhawaaqeen guddiga doorashada. Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah musharixiinta Jubbaland ayaa sheegay in iyaga mowqifkooda uu yahay mid cad ,isla markaana gebi ahaanba aysan aqoonsaneyn Shaqa kasta oo ay qabtaan Guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56619,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57994"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57996,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57994\/revisions\/57996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}