{"id":57975,"date":"2019-08-11T22:49:52","date_gmt":"2019-08-11T19:49:52","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57975"},"modified":"2019-08-11T22:51:32","modified_gmt":"2019-08-11T19:51:32","slug":"ciidda-jubaland-sida-looga-tukadey-iyo-talada-axmed-madoobe-oo-ku-socota-dawladda-federalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/ciidda-jubaland-sida-looga-tukadey-iyo-talada-axmed-madoobe-oo-ku-socota-dawladda-federalka\/","title":{"rendered":"Ciidda Jubaland Sida Looga Tukadey iyo Talada Axmed Madoobe oo Ku Socota Dawladda Federalka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2019\/Aug\/2019811637011109262216921madoobe-696x400.jpg\" \/>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) oo jeediyay khudbad ku aadan munaasabada Ciidda ayaa ugu baaqay dowladda federaalka in ay fara-galinta ka\u00a0 deyso Jubbaland.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Dowladda Soomaaliya waxaan leeyahay Umadda haloo daayo waxa ay masiirkeeda kaga tashaneyso, doorka ay ku leedahay waa loo ogol-yahay, laakiin waa in ay u deysaa shacabka rabitaankooda, micno badan ma sameyneyso teyda ayaa soconeysa haddii kale wax walba waan bur burinayaa ayuu yiri\u2019\u2019 Axmed Madoobe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doorka uga bannaan dowladda arrimaha Jubbaland ayuu ku sheegay kaliya in ay gacan ku siiyaan shacabka sidii ay u meel-marin lahaayeen rabitaankooda una qabsan lahaayeen howlaha horyaala.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dowladdu waa in ay gacan ku siisaan shacabka in ay qabsadaan howlaha horyaala, laakiin yaan la oran Anniga ayaa sidan raba, sidan haddii aan la yeelin in ay gubato ayaa ka fiican, waa in wixii shalay la soo dhisay la burburin, \u2018\u2019 ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">War qoraal ah oo dhawaan ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya marnaba aqbali doonin natiijo kasta oo ka soo baxday doorashada Jubbaland haddii aan la raacin qoddobo ay soo jeedisay Wasaarradda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharixiinta Jubbaland ayaa laftirkooda shaki badan ka qaba doorashada dhamaadka bisha Augusto la filayo in ay ka dhacdo Kismaayo, waxaana ay dhawaan soo saareen sharuudo ay ku xirayaan ka qeybgalkooda doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) oo jeediyay khudbad ku aadan munaasabada Ciidda ayaa ugu baaqay dowladda federaalka in ay fara-galinta ka\u00a0 deyso Jubbaland. \u2018\u2019Dowladda Soomaaliya waxaan leeyahay Umadda haloo daayo waxa ay masiirkeeda kaga tashaneyso, doorka ay ku leedahay waa loo ogol-yahay, laakiin waa in ay u deysaa shacabka rabitaankooda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56619,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57975","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57975"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57977,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57975\/revisions\/57977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}