{"id":57899,"date":"2019-08-09T00:57:00","date_gmt":"2019-08-08T21:57:00","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57899"},"modified":"2019-08-09T01:02:06","modified_gmt":"2019-08-08T22:02:06","slug":"gudiga-doorashooyinka-somaliland-oo-shaaciyey-dib-u-dhac-ku-yimid-waqtigii-lagu-balamey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/gudiga-doorashooyinka-somaliland-oo-shaaciyey-dib-u-dhac-ku-yimid-waqtigii-lagu-balamey\/","title":{"rendered":"Gudiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey Dib u Dhac Ku Yimid Waqtigii Lagu Balamey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2019\/Aug\/201988637008628180231237komishanka%20doorashooyinka.JPG\" \/>Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in aanay doorasho ku dhaceen wakhtigii loo qorsheeyey ee December 12,2019\u00a0 duruufo siyaasadeed iyo mid sharci\u00a0 awgeed.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan ayaa ka sheekeeyey wixii u qabsoomay doorashadii madaxweynaha ka dib, waxaanu sheegay in dib loo sii tayeeyey qalabkii lagu galay doorashada, sidoo kale, waxay baadhitaan ku sameeyeen sarferkii dadka lagu diiwaangaliyey inay wax ka khaldameen iyo in kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyuhu wuxuu sheegay duruufaha aanay mudadii loo cayimay ugu dhaceen doorashadu ay ka mid yihiin xeerarkii lagu gali lahaa doorashada oo wali golahawakiiladda hor yaalla,diiwaangalintii oo ahayd in la furo aan wali la furin iyo duruufo farsamo iyo sharci ay tahay caqabad aanay doorasho ku dhici Karin mudadii loo cayimay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMarkaanu aragnay, xeerarka doorashooyinka qaranka ee lagu gali lahaa doorashada golaha deegaanka iyo Baarlamaanka aanay wali diyaar ahayn oo uu xeerkii hor yaalo golaha wakiilada, qodobka labaad dib u furistii diiwangallinta oo aan wali qabsomin, qodobka saddexaad wuxuu arkay duruufo farsamo iyo mid sharci ee ku gadaaman qabsoomida doorashooyinka, sidaas daraadeed wuxuu cadaynaya in aanay doorashadii u qorshaysnayd in la qabto December 12,2019 aanay farsamo ahaan iyo sharci ahaanba qabsoomi kareen, waraaqdii aanu arrintaasi ku cadaynaynay waanu u qornay madaxweynaha iyo guurtiddaba, madaxweynahana degreeto ku soo saaraya muddo 15 cisho gudaheed ah\u201dayuu yidhi gudoomiye Iimaan oo ka hadlayey dib u dhac mar kale ku yimid wakhtigii loo cayimay doorashadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxa uu ka hadlay labadii sanno ee u dambeeyeen wixii u qabsoomay waxaanu yidhi \u201cKomishanka doorashooyinka wuxuu ku faanaya inuu sameeyey diwaaangalin casri ah oo Afrika naadir ku ah ama markii ugu horeysay ah, taas oo ah in bu\u2019da isha laga qaadayey sawirka, waxa kale oo uu ku faanaya inuu qabtay doorasho xor oo xalaal ah oo beesha caalamka kuwii goobjoogayaasha ka ahaa iyo kuwii maxaliga ahaaba iyo qolooyinka inaga caawiya doorashooyinka dhanka dhaqaalaha intuba ay ka markhaati fureen in sidii loogu talogalay u dhacday doorashaadaasi.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cShirkada Maraykanka ah ee lahayd qalabka lagu galay doorashooyinka waxaanu heshiish kula galnay inay baadhaan oo dib u eegaan sarfarka lagu ururiyey diiwaangalinta hadii khalad ka dhacay iyo inay tayadiisa dib usii eegaan waxa iska bedelay, taas oo warbixin fiican ka soo saartay korna usii qaaday tayadii si loogu galo doorashada isku sidkan ee golaha deegaanka iyo baarlamaanka, waxaana heshiish kale la galnay shirkad kale oo koonfur afrika ah taas oo iyaduna qalabkan sii tayeyn doonta nidaamkiisa kor usii qaadaysa\u201dayuu yidhi mar uu ka hadlayey qalabka casriga ah ee doorashada lagu gallay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, guddida doorashooyinku wuxuu sheegay in eedihii baryahan dambe loo soo jeedinayey ay ka baxsanadeed heshiihskii ay kala qorteen saddexda xisbi iyo komishanka, taas oo aan wafaqsanayn xeerarka u yaalla doorashooyinka, balse ay u dulqaadeen maadaama oo ay arrimo xasaasi ah ay masuul ka yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in aanay doorasho ku dhaceen wakhtigii loo qorsheeyey ee December 12,2019\u00a0 duruufo siyaasadeed iyo mid sharci\u00a0 awgeed. Gudoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan ayaa ka sheekeeyey wixii u qabsoomay doorashadii madaxweynaha ka dib, waxaanu sheegay in dib loo sii tayeeyey qalabkii lagu galay doorashada, sidoo kale, waxay baadhitaan ku sameeyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57899"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57901,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57899\/revisions\/57901"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}