{"id":5779,"date":"2012-05-03T00:23:03","date_gmt":"2012-05-03T00:23:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5779"},"modified":"2012-05-03T00:23:59","modified_gmt":"2012-05-03T00:23:59","slug":"xarakada-al-shabaab-oo-sheetay-qaraxii-dhuusa-mareeb-in-ay-u-fududeeyeen-masuuliyiin-ka-tirsan-ahlu-sunna-waljamaaca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/xarakada-al-shabaab-oo-sheetay-qaraxii-dhuusa-mareeb-in-ay-u-fududeeyeen-masuuliyiin-ka-tirsan-ahlu-sunna-waljamaaca\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-shabaab Oo Sheegtay Qaraxii Dhuusa-Mareeb In Ay U Fududeeyeen Masuuliyiin Ka Tirsan Ahlu Sunna Waljamaaca"},"content":{"rendered":"<div><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/div>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<div>Warsom ayaa Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab U Xaqiijiyay Kaa oo ku aadan qaabkii uu u dhacay Qaraxii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee lagula eegtay wafti uu hogaaminayey Axmed C\/Salaan.<\/div>\n<div>Sida Uu Sheegay Sarkaal Ka Tirsan Xarakada A;-shbaab\u00a0 in xubno sare oo ka tirsan mas&#8217;uuliyiinta ururka &#8220;Ahlu Sunnah&#8221; ay fududeeyeen Qaraxii Ay Sheegeen Inn Ay Ka Dambeeyeen Al-shabaab Kaa Oo Ka Dhacay Magaalada Dhuusa-mareeb.<\/div>\n<div>Mas&#8217;uulkan ayaa xaqiijiyey in ay hayaan xog muhiim ah oo cadaynasa in mas&#8217;uuliyiinta ururka &#8220;Ahlu Sunah&#8221; ay wax ka ogaayeen Qaraxa, waxana uu sheegay Mas&#8217;uulku in ay sida ugu dhakhsaha badan ay usoo bandhigi doonaan xogta ku aadan arintaan.<\/div>\n<div>Bilihii ugu dambeeyey ayaa waxaa jiray khilaaf ka dhex taagnaa madaxda Sare ee&#8221;Ahlu Sunnah&#8221; ayadoo ay dowladda Itoobiya ay dadaal badan ku bixisay sidii ay is afgarad u dhex dhigi lahayd garabyada is haya .<\/div>\n<div>Khilaafla ayaa waxa uu salka ku haya mid Qabiil iyo mid siyaasadeed ayuu sheegay mas&#8217;uulku in ay sabab u ahayd in mas&#8217;uuliyiinta ururka &#8220;Ahlu Sunnah&#8221; ay u fududeeyaan Qaraxii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.<\/div>\n<div>Beesha Mareexaan ayaa maanta Qaraxa waxaa ugu waxyeeloobay mas&#8217;uuliyiin dhowr ah oo qaarkoodna ay dhinteen halka qaar kalena ay noqdeen Dhaawac halis ah.<\/div>\n<div>Masuuliyiinta Ahlu Sunna Ee Galgaduud ayaa mudadii ugu dambaysay waxa ay u kala jabnaayeen laba kooxood, waxayna si xoog ah ugu soo hor jeedeen maamul la doonayey maalmihii ugu dambeeyey in laga sameeyo Gobolada ay maamulaan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Waftigii uu hogaaminayey Axmed C\/salaan ayaa ku howlanaa sidii ay maamul balaaran oo ka madax banaan midka Ahlu Sunna ay uga samayn lahaayeen Gobolada Dhexe.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Goobjoogayaal ku sugnaa goobtii uu Qaraxu ka dhacay ayaa xaqiijiyey in\u00a0 Xeefoow uu goobta isaga dhaqaaqay Daqiiqado ka hor inta uusan Qaraxu dhicin, waxaana la sheegay in si deg deg ah uu uga baxay Hotelka uu ka dhacay Qaraxu.<strong> <\/strong><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/div>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Warsom ayaa Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab U Xaqiijiyay Kaa oo ku aadan qaabkii uu u dhacay Qaraxii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee lagula eegtay wafti uu hogaaminayey Axmed C\/Salaan. Sida Uu Sheegay Sarkaal Ka Tirsan Xarakada A;-shbaab\u00a0 in xubno sare oo ka tirsan mas&#8217;uuliyiinta ururka &#8220;Ahlu Sunnah&#8221; ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5779","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5779"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5784,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5779\/revisions\/5784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}