{"id":57775,"date":"2019-08-02T21:21:41","date_gmt":"2019-08-02T18:21:41","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57775"},"modified":"2019-08-02T21:22:31","modified_gmt":"2019-08-02T18:22:31","slug":"saciid-deni-oo-dhaliilay-xukuumada-federaalka-ammaana-u-jeediyay-barlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/08\/saciid-deni-oo-dhaliilay-xukuumada-federaalka-ammaana-u-jeediyay-barlamaanka\/","title":{"rendered":"Saciid Deni Oo Dhaliilay Xukuumada Federaalka, Ammaana U Jeediyay Barlamaanka"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-319612\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67408362_702085596871630_409118741868052480_o-740x493.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67408362_702085596871630_409118741868052480_o-740x493.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67408362_702085596871630_409118741868052480_o-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67408362_702085596871630_409118741868052480_o-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67408362_702085596871630_409118741868052480_o-600x400.jpg 600w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Khudbadii uu madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni xalay ka jeediyay Xuska 1-da Agoosto ee lagu qabtay Garoowe ayuu ku sheegay in Hanaankii geed socodkii dhismaha Nabada iyo dowladnimada Soomaaliya uu ku timid dheelin.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in la baalmaray hannaankii gundhiga u ahaa dowladnimada Soomaaliya sida Nidaamka Federaalka , ilaalinta sarraynta sharciga, qaybsiga dhaqaalaha magaca Soomaaliya laguhelo, awood qaybsiga siyaaaadeed iyo hannaanka dimoqoraadiga ah.<\/p>\n<blockquote class=\"wp-block-quote\"><p>Ummadda Soomaaliyeed kuma filna hal ku dhigyo aan waxba wehelinin iyo carqaladayn maamuladda ka dhisan gobolada dalka. Dalkani wuxuu u bahaan yahay in dadkiisa la heshiisiiyo, kalsoonida iyo is aaminaadda dadkiisa kor loo qaado, siyaasadiisana lagu wado wadatashi, walaalnimo iyo isku tanaasul, iyo sidoo kale xoojinta hay\u2019adaha dowladeed heerkooda kala duwan. Dadka Puntlnad dawladnimadii soomaaliyeed ee ay dhiig iyo dheecanba galiyeen ma aqbali karaan in dhibi gaarto.<\/p><\/blockquote>\n<p>Wuxuu sheegay in maamulka iyo shacabka Puntland marna bedelayn jacaylkii iyo rabitaankii ay u Hayden ummadda iyo dowladnimada Soomaaliyeed<\/p>\n<blockquote class=\"wp-block-quote\"><p>\u201cWaa marag ma doonto ah in maanta siyaasadda cakiran iyo mudnaansiin la\u2019aanta aarimihii muhiimka ahaa ay dalka u horseedey nabadgelyo xumo ka jirta goobo badan oo dalka ah. Waxaa kordhay falalkii argagixo ee lagu beegsanayo shacabka iyadoo dowladuna kaga jawaabtay waddo xiris taas oo culays badan kusii noqotay shacabkii dhibannaa xal amnina aan keenin. Dhacdooyinkaas xanuunka badan waxaa ugu damaysay qaraxii ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Muqdisho oo dad badan oo masuuliyiin ah lagu laayay kuwana ku dhaawacmeen, waxaan naxariis ALLE u waydiinaynaa intii dhimatay, waxaana utacsiyeynaynaa ehelkood, caafimaad buuxa ayaana u rajaynaynaa dadkii ku dhaawacmay\u201d ayuu yiri Madaxweyne deni, wuxuu sii raaciyay Baaq uu u diray dowladda Federaalka Soomaaliya<\/p><\/blockquote>\n<blockquote class=\"wp-block-quote\"><p>Waxaan ugu baaqaynaa madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliyeed inay mudnaanta siiyaan arrimaha masiiriga ah sida dhamaystirka dastuurka oo waqti aad u dheer qaatay, amniga iyo dhismaha cudud ciidan oo astaan qaran soomaaliyeed leh, hagaajinta wadashaqaynta ay la leeyihiin dawladaha xubnaha ka ah dawladda federaalka, wadashaqayntaas oo ku dhisan sharci, is-ixtiraam, faragelin la\u2019aan iyo wadatashi. Waxaan ugu baaqayaa inay ka daayaan faragelinta arrimaha doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland.Waxaan leeyahay haloo daayo dadka reer Jubbaland iyo Galmudug inay iyagu go\u2019aansadaan cidda talada ay u dhiibanayaan\u201d ayuu tiro Dani<\/p><\/blockquote>\n<p>Dhinaca kale, Madaxweyne Deni wuxuu ku amaanay guddoonka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka qaybgalay xuska 1-da Agoosto<br \/>\nmawqifka hoggaanka baarlamaanka federaalku ka qaatay samaynta sharciga doorashada,<\/p>\n<p>waxaana uu ballanqaaday inuu kala shaqayn doono dhamaystirka dasuurka iyo doorashada<\/p>\n<blockquote class=\"wp-block-quote\"><p>Dhammaanteen waajib ayaa inaga saarran ilaalinta sharciyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Diyaar ayaan u nahay in aan idin kaala shaqeyno dhameystirka dastuurka iyo sidii loo heli lahaa hannaan hufan oo ay ku dhici karto doorasho xalaal ah sanadka 2020. Waa muhiim doorasho xalaal ahi ku dhacdo waqtigii loogu talo galay.<\/p>\n<p>Raajicuun).<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p><\/blockquote>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khudbadii uu madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni xalay ka jeediyay Xuska 1-da Agoosto ee lagu qabtay Garoowe ayuu ku sheegay in Hanaankii geed socodkii dhismaha Nabada iyo dowladnimada Soomaaliya uu ku timid dheelin. Wuxuu sheegay in la baalmaray hannaankii gundhiga u ahaa dowladnimada Soomaaliya sida Nidaamka Federaalka , ilaalinta sarraynta sharciga, qaybsiga dhaqaalaha magaca Soomaaliya laguhelo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57775","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57775","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57775"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57777,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57775\/revisions\/57777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}