{"id":5773,"date":"2012-05-03T00:11:28","date_gmt":"2012-05-03T00:11:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5773"},"modified":"2012-05-03T00:13:44","modified_gmt":"2012-05-03T00:13:44","slug":"ra%e2%80%99iisul-wasaaraha-gaas-oo-sheegay-in-xukuumaddiisu-ay-soo-dhoweyneyso-wadahadal-ay-la-yeelato-al-shabaab-hadii-ay-ajandeyaashooda-wax-ka-bedelaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/ra%e2%80%99iisul-wasaaraha-gaas-oo-sheegay-in-xukuumaddiisu-ay-soo-dhoweyneyso-wadahadal-ay-la-yeelato-al-shabaab-hadii-ay-ajandeyaashooda-wax-ka-bedelaan\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Gaas Oo Sheegay In Xukuumaddiisu Ay Soo Dhoweyneyso Wadahadal Ay La Yeelato Al-shabaab Hadii Ay Ajandeyaashooda Wax Ka Bedelaan."},"content":{"rendered":"<div><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/div>\n<div>Prof Gaas ayaa tilmaamay in ajendaha Al-shabaab uu ka tegey mid Soomaaliyeed laga soo bilaabo xiligii ay ku biireen ururka Al-qaacida sidaas darteedna aan wada hadal lala furi karin.<\/div>\n<div><strong><\/p>\n<div>&#8220;Al-shabaab waa urur xagjir ah, ajande Soomaaliyeedna aan lahayn, rabana inay ujeedooyinkooda ku gaaraan xoog, taasina ma ahan mid la aqbali karo&#8221;<\/div>\n<\/p>\n<p><\/strong><\/div>\n<div>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa yiri.<\/div>\n<div>Wuxuuna itnaas ku daray:<strong> &#8221; Al-shabaab hadii ay ajande Soomaaliyeed yeeshaan, nabadna doortaan, waan soo dhoweyneynaa, waanuna la hadlaynaa&#8221;.<\/strong><\/div>\n<div><strong><br \/>\n<\/strong>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa dhinaca kale mar uu ka hadlayey waxa u qabsoomay xukuuumadiisa, wuxuu sheegay in ay wax badan ku guuleysatey, yoolkeeda ugu weynini uu yahay sidii Roodmap-ka loo dhamaystiri lahaa.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Cabdiweli Maxamed Cali oo tilmaamayey sida uu ka mira dhalinta Roadmap-ku ugu weyn yahay waxaa hadaladiisii kamid ahaa: <strong>&#8220;Fox-kaygu waa Roadmap Roadmap Roadmap&#8221;<\/strong>.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka 1-aad ee xukuumadda FKMG ah ayaa ugu danbentii yiri:<strong> &#8221; Aniga waxay ila tahay hadii la gaaro August oo aan arko Soomaaliya oo la xoreeyey, Soomaaliya oo Dastuur leh, Soomaaliya oo dowlad leh inaan ahay qof waajibkiisii shakhsinimo gutey&#8221;<\/strong><\/div>\n<div><strong> <\/strong><\/div>\n<div><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><strong><br \/>\n<\/strong><\/p>\n<div>Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa dhowr jeer oo hore ka dhawaajisay inay diyaar u tahay wada hadal ay la furto Al-shabaab, haseyeeshee waxaa arintaas ka biyo diidey Al-shabaab oo iyagu ku adkaystey mowqifkooda sheegaynaya inaysan wax ka bedeli doonin.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Prof Gaas ayaa tilmaamay in ajendaha Al-shabaab uu ka tegey mid Soomaaliyeed laga soo bilaabo xiligii ay ku biireen ururka Al-qaacida sidaas darteedna aan wada hadal lala furi karin. &#8220;Al-shabaab waa urur xagjir ah, ajande Soomaaliyeedna aan lahayn, rabana inay ujeedooyinkooda ku gaaraan xoog, taasina ma ahan mid la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5773","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5773"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5776,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5773\/revisions\/5776"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}