{"id":5768,"date":"2012-04-30T23:09:12","date_gmt":"2012-04-30T23:09:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5768"},"modified":"2012-04-30T23:15:28","modified_gmt":"2012-04-30T23:15:28","slug":"cwali-gaas-oo-maanta-soo-kormeeray-goobtii-la-dajin-lahaa-odayaasha-dhaqanka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/cwali-gaas-oo-maanta-soo-kormeeray-goobtii-la-dajin-lahaa-odayaasha-dhaqanka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"C\/wali Gaas Oo Soo Kormeeray Goobtii La Dajin Lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha dowladda Federalka<br \/>\nSoomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay<br \/>\ngoobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kurmeerka Maanta Ra\u2019iisul Wasaaraha Ayaa<br \/>\nWaxaa ku wehlinayay qaar ka tirsan golahiisa Wasiiradda iyo Gudoomiyaha<br \/>\nBaarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo xubnihii kale<br \/>\nee la socday Ayaa Ugu horeyntii Waxay warbixin ka dhageysteen gudigii loo<br \/>\nxilsaaray soo dhaweynta Odoyaasha Dhaqanka kuwaa oo soo xuli doono gudigii<br \/>\nansixin lahaa Dastuurka Cusub ee Qabyo-Qoraalka dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa kaloo uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu<br \/>\nwarbixino ka dhageystay gudi iyagana loo xilsaaray iney sugaan amaanka goobta<br \/>\noo ay ka mid yihiin Ciidamada NabadSugidda Qaranka,Kuwa AMISOM iyo hay\u2019adaha<br \/>\nkale ee dowladda kala shaqeeya Amaanka, Iyagoona Sheegay in goobta ay tahay mid<br \/>\namaankeeda uu aad u sareeyo laguna kalsoon yahay islamarkaana ay il-gooni ah ku<br \/>\neegi doonaan amaanka goobta ayna si wada jir ah isaga kaashanayaan ciidamada<br \/>\nAMISOM iyo kuwa Nabadsugidda Qaranka ee dowladda KMG Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warbixinta kadib ayaa waxa uu<br \/>\nRa\u2019iisul Wasaaraha iyo Xubnihii la socday soo kormeereen goobtii loogu<br \/>\ntalagayay Odayasha Dhaqanka ee Soomaaliyeed in la dajiyo, Isagoona Ra\u2019iisul<br \/>\nWasaaruhu mid mid u galay qolalkii loogu talagalay Odayaasha Dhaqanka, kuwaa oo<br \/>\ngaaray 135 Odey Dhaqameyd oo ka kala imaanaya gobalada dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Odayaasha Dhaqanka ayaa la filayaa<br \/>\nhoraanta bishaan soo socota iney soo xulaan Ergadii ansixin laheyd Dastuurka<br \/>\nCusub ee Qaybo-Qoraalka dalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Gudoomiyaha<br \/>\nBaarlamaanka Soomaaliya Mudane, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa u mahadceliyay<br \/>\ngudigii isku xilsaaray soo dhaweynta Odayaasha Dhaqanka iyo waliba kuwa sugaya<br \/>\namaanka goobta loogu talagalay in la dajiyo Odayaasha Dhaqanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed. &nbsp; Kurmeerka Maanta Ra\u2019iisul Wasaaraha Ayaa Waxaa ku wehlinayay qaar ka tirsan golahiisa Wasiiradda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. &nbsp; Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo xubnihii kale ee la socday Ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5768","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5768","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5768"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5771,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5768\/revisions\/5771"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}