{"id":5765,"date":"2012-04-30T22:55:04","date_gmt":"2012-04-30T22:55:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5765"},"modified":"2012-04-30T22:55:04","modified_gmt":"2012-04-30T22:55:04","slug":"idaacada-markabley-ee-ku-tiilay-degmada-baardheere-oo-la-wareegeen-xarakada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/idaacada-markabley-ee-ku-tiilay-degmada-baardheere-oo-la-wareegeen-xarakada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Idaacada Markabley Ee Ku Tiilay Degmada Baardheere Oo La Wareegeen Xarakada Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><span style=\"text-decoration: underline;\"> <\/span>Ciidamo ka tirsan maamulka gobolka<br \/>\nGedo ee al-Shabaab uu horkacayo gudoomiyaha Maamulka degmada Baardheere Barre<br \/>\nqooje iyo masuul ka tirsan waaxda warfaafinta xarakada alshabaab ayaa saaka<br \/>\naroortii ku amray shaqaalaha idaacada Markabley in ay soo wareejiyan qalabkii<br \/>\nidaacadu ay ku shaqaynaysay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Idaacada Markabley oo ahayd idaacad<br \/>\nmadax banaan oo mudo ka shaqaynaysay degmada Baardheere ayaa haaatan waxaa si<br \/>\nrasmi ah ula wareegay ciidamo ka tirsan xarakada Al-Shabaab ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka idaacada markabley ayaa<br \/>\nsheegay in ay san ilaa iyo haatan ogayn sababta rasmiga ah ee ka danbaysa<br \/>\nxariga idaacada iyo waxyaabaha lagu haysto iyadoo ay jiraan warar sheegaya in<br \/>\nloo hanjabay maamulka idaacada isla markana lagu war-galiyay in ay soo<br \/>\nwareejiyaan qalabka idaacada .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah shaqaalaha idaacada<br \/>\noo aan la xariirnay ayaa iyana ka gabsaday in ay ka warbixiyaan sababta<br \/>\nidaacada loo xiray waxayna sheegen in ay ka war heleen o kaliya amarka saaka la<br \/>\nsiiyay ee ahaa xiritaanka idaacada markabley.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Masuuliyiinta warfaafinta ee<br \/>\nAl-Shabaab ayaa ilaa iyo haatan ka hadlin xariga idaacada iyo waxyaabaha keenay<br \/>\nin la joojiyo shaqada idaacada iyadoo horey ay uga hawl gali jirtay Baardhere<br \/>\nin mudo ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xiritaanka idaacada markabley ee<br \/>\ngobolka Gedo ayaa waxay qayb ka noqonaysaa idaacada dhawr ah oo horay maamulka<br \/>\nal-Shabaab ee gobolada koonfured ay sidan oo kale Ula Wareegen<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Ciidamo ka tirsan maamulka gobolka Gedo ee al-Shabaab uu horkacayo gudoomiyaha Maamulka degmada Baardheere Barre qooje iyo masuul ka tirsan waaxda warfaafinta xarakada alshabaab ayaa saaka aroortii ku amray shaqaalaha idaacada Markabley in ay soo wareejiyan qalabkii idaacadu ay ku shaqaynaysay. &nbsp; Idaacada Markabley oo ahayd idaacad madax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5765","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5765"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5767,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5765\/revisions\/5767"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}