{"id":57640,"date":"2019-07-13T18:03:06","date_gmt":"2019-07-13T15:03:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57640"},"modified":"2019-07-13T18:16:19","modified_gmt":"2019-07-13T15:16:19","slug":"khilaafkii-mudada-u-dhaxeeyay-aqalka-sare-golaha-shacabka-oo-xal-laga-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/07\/khilaafkii-mudada-u-dhaxeeyay-aqalka-sare-golaha-shacabka-oo-xal-laga-gaaray\/","title":{"rendered":"Khilaafkii Mudada U Dhaxeeyay Aqalka Sare &#038; Golaha Shacabka Oo Xal Laga Gaaray"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\"><\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/fadhi-baarlamaan11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-8813\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/fadhi-baarlamaan11-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"531\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/fadhi-baarlamaan11-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/fadhi-baarlamaan11.jpg 320w\" sizes=\"auto, (max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/a>Waxaa xal laga gaaray khilaafkii muddada u dhaxeeyay Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya, kuwaasi oo aysan ka dhaxeyn wax wada shaqeyn ah, balse muddo kadib la soo afjaray Khilaafkaasi.<\/p>\n<p>Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federalka Somaliya ayaa shaaciyay in la soo afjaray Khilaafkii taagnaa mudada, islamarkaana labada dhinac heshiis rasmi ah ay wada qaateen.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa Saxaafadda u sheegay wixii hadda ka dambeeya xiriir wada shaqeyn oo rasmi ah inuu ka dhaxeeyo Aqalka Sare &amp; Golaha Shacabka, waxyaabaha keenay khilaafkaasina laga gudbay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dadweynaha Somaliya &amp; caalamka u sheegaya in Gudoonka Baarlamaanka Federalka Somaliya labadiisa aqal ay dhameeyeen oo ay ka wada hadleen Khilaafkii taagnaa, markii aan ka doodnay waxaan go\u2019aansanay in wada shaqeyntii labada dhinac ay bilaabato, wixii qaladaad ah ee jirayna in la saxo.\u201d Ayuu yiri Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa dhankiisa sheegay in xeer hoosaadyo ay ku wada shaqeeyaan labada aqal in la soo saari doono, si aysan u hakan wada shaqeynta.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay Golaha Shacabka &amp; Aqalka Sare inaysan kala maarmin marka loo eego meel marinta shuruucda kala duwan ee dalka u taal.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xal laga gaaray khilaafkii muddada u dhaxeeyay Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya, kuwaasi oo aysan ka dhaxeyn wax wada shaqeyn ah, balse muddo kadib la soo afjaray Khilaafkaasi. Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federalka Somaliya ayaa shaaciyay in la soo afjaray Khilaafkii taagnaa mudada, islamarkaana labada dhinac heshiis rasmi ah ay wada qaateen. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":19186,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57640","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57640"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57652,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57640\/revisions\/57652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/19186"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}