{"id":57621,"date":"2019-07-13T00:20:13","date_gmt":"2019-07-12T21:20:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57621"},"modified":"2019-07-13T00:20:13","modified_gmt":"2019-07-12T21:20:13","slug":"garoonka-ciyaaraha-cawaale-ee-gaalkacyo-oo-xukuumadda-soomaaliya-ugu-deeqdey-lacag-dhan-220-000","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/07\/garoonka-ciyaaraha-cawaale-ee-gaalkacyo-oo-xukuumadda-soomaaliya-ugu-deeqdey-lacag-dhan-220-000\/","title":{"rendered":"Garoonka Ciyaaraha Cawaale ee Gaalkacyo oo Xukuumadda Soomaaliya Ugu Deeqdey Lacag Dhan $220.000."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dahab-shil.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-57622\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dahab-shil-300x188.jpg\" alt=\"\" width=\"748\" height=\"469\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dahab-shil-300x188.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dahab-shil.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 748px) 100vw, 748px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wareejisay guddiga dib u dhiska garoonka cayaaraha Cawaale ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo dhaqaalo ka qeybqaadanaya dhammeystirka garoonka, sida laga soo xigtay xubno guddiga ka mid ah.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Howsha dib u dhiska garoonka oo si isku tashi bulsho ah ku billaabatay ayaa muddo socotay, balse wuxuu hakad galay xilli uu marayay heerar ku dhow dhammeystir, iyada oo\u00a0 tan iyo xilligaa ay soo baxayeen baaqyo ka imaanaya guddiga gacanta ku haya oo dalbanayay in laga qeybqaato dhammeystirka garoonka kubadda cagta ee Cawaala.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Guddiga ayaa hadda ka helay xukuumadda Soomaaliya lacag $220,000 ( Labo boqol iyo labaatan kun oo dollar ), kaddib markii Ra&#8217;iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre uu booqday garoonka, halkaa oo isku soo bax ay ku soo dhaweeyeen dhallinyaro oo\u00a0 markaa ka codsatay inay xukuumaddu ka qeybqaadato dhammeystirka garoonka, wuxuuna markiiba u ballanqaaday in loo dhisayo garoonkan sida ay dhallinyarada u doonayaan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>&#8220;Ballanqaadka ra&#8217;iisul wasaaraha kaddib guddiga ayaa u tagay, waxaana ay bandhigeen muhiimadda uu dhallinyaradan u leeyahay garoonka iyo sida ay muhiim u tahay si dhaqso ah in loo dhammeystiro, arrintaa wuu nala qaatay, wuxuuna boggaadiyay guddiga iyo dhallinyarada gobolka Mudug ee u istaagtay dib u dhiska garoonka.&#8221; ayuu yiri guddoomiyaha dhallinyarada gobolka Mudug, Jacfar Yuusuf Cabdalla oo ka mid ah mas&#8217;uuliyiinta muddada dheer u qaraamayay dib u dhiska garoonka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Jacfar, ayaa sheegay in ra&#8217;iisul wasaaraha uu markiiba u xaqiijiyay in dhaqaalaha\u00a0 xukuumadda ballanqaaday inay soo gaarayso guddiga,wuxuuna inta ku daray galinkii dambe ee khamiistii shalay inay si rasmi ah lacagta labo boqol iyo labaatan kun oo dollar ah ay ku soo dhacday qasnadda guddiga dib u dhiska garoonka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>&#8220;Xukuumadda iyo Ra&#8217;iisul wasaare Khayre aaad ayay u mahadsanyihiin, maantana waa maalin weyn oo taariikhda u gali doonta , dhaqaalahana wuxuu gacan ka geysanaya in la soo gabagabeeyo dhismaha garoonka oo si casri ah loo dhisayo.&#8221; ayuu ku daray.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Bulshada qeybaheeda ee gobolka Mudug ayaa sidoo kale ku ammaanay ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre sida uu uga dhabeeyay ballanqaadka uu u sameeyay dhallinyarada gobolka Mudug iyo guddiga dib u dhiska garoonka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wareejisay guddiga dib u dhiska garoonka cayaaraha Cawaale ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo dhaqaalo ka qeybqaadanaya dhammeystirka garoonka, sida laga soo xigtay xubno guddiga ka mid ah. Howsha dib u dhiska garoonka oo si isku tashi bulsho ah ku billaabatay ayaa muddo socotay, balse wuxuu hakad galay xilli uu marayay heerar ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57622,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57621","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57621","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57621"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57621\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57623,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57621\/revisions\/57623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57621"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57621"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57621"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}