{"id":5759,"date":"2012-04-30T22:31:45","date_gmt":"2012-04-30T22:31:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5759"},"modified":"2012-04-30T22:31:45","modified_gmt":"2012-04-30T22:31:45","slug":"qaar-ka-tirsan-dagaalyahano-ka-soo-jeeda-dalka-kenya-oo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/qaar-ka-tirsan-dagaalyahano-ka-soo-jeeda-dalka-kenya-oo\/","title":{"rendered":"Qaar Ka Tirsan Dagaalyahano Ka Soo Jeeda Dalka Kenya Oo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wadaadka ugu saraysa koox diimeedka<br \/>\ndalka kenya shiikh Cali Iiman Axmed ayaa cajal muuqaal ah ku sheegay in ay ku<br \/>\nbiireey Xarakada al-Shabaab ee soomaliya.<\/strong><\/p>\n<p>Sheekh Iiman ayaa sheegay in ku<br \/>\nbiiritaankooda Al-Shabaab ay ku xoojinayaan dagaalada ka socda Soomaliya ee<br \/>\nxarakada Al-shabaab ay kula jirto dawlada kenya iyo Soomalaiya .<\/p>\n<p>Shiikha ayaa sidoo kale sheegay in<br \/>\ncodsiga ku biiritaanka al-Shabaab ay u gudbiyeen amiirka Ururka al-Qaacida e<br \/>\nbariga Africa isla markaana ah amiirka Xarakada A-Shabaab ee soomalia Sheekh<br \/>\nMukhtaar Abuu-Subeyr isla markaana uu ka qabalay in ay si toos ah ugu biiraan.<\/p>\n<p>Wadaadkan oo ku hadlay afka<br \/>\nsawaaxiliga ayaa dhanka kale ka hadlay dagaalada ay kula jiraan dawlada kenya<br \/>\nwaxaana uu sheegay in kooxdiisu ay haysato awood ay ku muquunin karto ciidamada<br \/>\nKenya.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Iiman ayaa sheegay in ku<br \/>\nbiiritaankooda Al-shabaab ay soo celin karto Imaaradii Islaamka ee ka jirtay<br \/>\ngobolada bariga Afrika waxaana uu ku daray in ay taasi tahay mawqifkooda<br \/>\nkoowaad ee ay dagaaladan ugu jiraan.<\/p>\n<p>Sheekha ayaa sidoo kale ugu baaqay<br \/>\ndhamaan muslimiinta ku nool dalka kenya in ay garab istaagaan isla markaana ay<br \/>\nku taageeraan dagaalka lagula jiro cadawga ilahey<\/p>\n<p>Ku biiritaanka kooxda Cali Iimaan<br \/>\niyo xarakada al-Shabaab ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dhowar maalin ka hor qarax<br \/>\nbanbaano lagu weeraray kaniisad ku taala magaalada Nairobi ee dalka Kenya .<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Wadaadka ugu saraysa koox diimeedka dalka kenya shiikh Cali Iiman Axmed ayaa cajal muuqaal ah ku sheegay in ay ku biireey Xarakada al-Shabaab ee soomaliya. Sheekh Iiman ayaa sheegay in ku biiritaankooda Al-Shabaab ay ku xoojinayaan dagaalada ka socda Soomaliya ee xarakada Al-shabaab ay kula jirto dawlada kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5759","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5759"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5763,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5759\/revisions\/5763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}