{"id":5754,"date":"2012-04-29T23:24:29","date_gmt":"2012-04-29T23:24:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5754"},"modified":"2012-04-29T23:24:29","modified_gmt":"2012-04-29T23:24:29","slug":"sheekh-xassaan-xuseen-%e2%80%9cidaacadii-buun-buuniso-ama-cidii-taageerto-dastuurka-cusub-ee-soomaaliya-waa-murtad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/sheekh-xassaan-xuseen-%e2%80%9cidaacadii-buun-buuniso-ama-cidii-taageerto-dastuurka-cusub-ee-soomaaliya-waa-murtad\/","title":{"rendered":"Sheekh Xassaan Xuseen \u201cIdaacadii Buun Buuniso Ama Cidii Taageerto Dastuurka Cusub Ee Soomaaliya Waa murtad"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka soomaaliya (Wakaalada Wararka soomaaliyeed<br \/>\nEe Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Sheekh Xassaan Xuseen Adem Abuu Salmaan oo<br \/>\nkamid ah Ma Shaa\u2019ida Taageerta xarakada al-shabaab Kuna Sugan Geeska Afrika<br \/>\nGaar Ahaan Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya ayaa ka hadlay Dastuurka<br \/>\nDowlada TFG-da Soomaaliya Dooneyso In Ay Ansixiyaan Maalmaha Soo Socda.<\/p>\n<p>Sheekh Xassan Ayaa Sidoo Kale wuxuu Uu<br \/>\nShegay \u00a0in Dastuurka cusub uu yahay<br \/>\nDastuur gaaleed War Baahintii Xayeysiisa Iyo Waliba \u00a0cid walba oo ka shaqeysana ay gaalowday<br \/>\nIsagoona Intaasi Raaciyay In uu Yahay Dastuurkaasi Mid Ay Soo Awaauleen Gaalo<br \/>\nShacabka Soomaaliyeedna Laga doonayo In Ay Ka Dhiidhiyaan .<\/p>\n<p>Xasaan Xuseen ayaa ugu Digay Dastuurka Sheegayna shakhsiyaadka ku lugta leh<br \/>\nDastuurka Mahiga Haddii Ay dhintaan aan lagu duugin Soomaaliya ee lagu duugo<br \/>\nSeybeeriya iyo deegaanada Yahuudu ku noolyihiin Waa Sida Uu Hadalka u Dhigay<br \/>\nXasaan Xusseen Oo Ah Mashaa\u2019iqda Sida Aadka u Taageerta Hanaanka Ay Wax Ku<br \/>\nMaamusho\u00a0 Xarakada Al-shabaab .<\/p>\n<p>Waxa Uu Kaloo Xasaan Sheegay In ay Jiraan<br \/>\nMashaa\u2019iq U Caleemo lulaya Dastuurka Haatan Ay Wadaan Dowlada soomaaliya<br \/>\nAwaawulkiisana Uu Leeyahay Mahiiga Laguna Doonayo In Looga Marin Habaabiyo<br \/>\nShacabka soomaaliyeed Diimtooda Islaamka Sida uu sheegay Sh.xasaan<\/p>\n<p>Hadalkaaani Ka soo Yeeray Sh.xasaan Oo Ka Mid ah Wadaada Sida Aadka u Taageero Al-shabaab \u00a0Ayaa Ku Soo aadaya Xilli Maalmahaanba Ay Isasa<br \/>\nSoo Tarayeen Dhaliilaha Ay Shacabka.Qaarka Tirsan Masuuliyiinta Dowlada TFG-da<br \/>\nIyo Waliba Axzaabta Ka Jira Dalka Soomaaliya Ay Isasa Soo Tarayeen Dhaliilaha<br \/>\nAy U Jeedinayaan Madaxda Sar Sare Ee Dalka Kuwaa Oo\u00a0 Dooneyaan in Ay Ansixiso Dastuurka Cusub Ee<br \/>\nHaatan Loo Sameeynayo Dowlada Iyo Shacabka soomaaliyeed<\/p>\n<p><strong>Wararka soomaaliya (Wakaalada Wararka soomaaliyeed<br \/>\nEe Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka soomaaliya (Wakaalada Wararka soomaaliyeed Ee Warsom) Sheekh Xassaan Xuseen Adem Abuu Salmaan oo kamid ah Ma Shaa\u2019ida Taageerta xarakada al-shabaab Kuna Sugan Geeska Afrika Gaar Ahaan Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya ayaa ka hadlay Dastuurka Dowlada TFG-da Soomaaliya Dooneyso In Ay Ansixiyaan Maalmaha Soo Socda. Sheekh Xassan Ayaa Sidoo Kale wuxuu Uu Shegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5754","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5754"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5757,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5754\/revisions\/5757"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}