{"id":57539,"date":"2019-07-10T01:25:46","date_gmt":"2019-07-09T22:25:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57539"},"modified":"2019-07-10T01:26:42","modified_gmt":"2019-07-09T22:26:42","slug":"feysal-cali-waraabe-g-xisbiga-ucid-oo-dhaliilay-xukuumadda-uu-hogaamiyo-muuse-biixi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/07\/feysal-cali-waraabe-g-xisbiga-ucid-oo-dhaliilay-xukuumadda-uu-hogaamiyo-muuse-biixi\/","title":{"rendered":"Feysal Cali Waraabe G\/xisbiga Ucid oo Dhaliilay Xukuumadda uu Hogaamiyo Muuse Biixi"},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/f-cw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57540\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/f-cw-300x187.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"449\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/f-cw-300x187.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/f-cw.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku dhaliilay hogaamin xukumo iyo in aanay wali fullin balamihii ay qaaday.<\/div>\n<p>Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in arrimaha taagan ee aan wali dhinacna u\u00a0 ridin xukuumaddu ay ka mid tahay arrimaha Tuko raq, Ceel afweyn iyo inay dhacaan doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo Baarlamaanka.<\/p>\n<p>\u201cDoorasho looma jeedo, tii deegaanka waad aragtaan iyago sharci ku shaqaynayn inay wali shaqaynayaan, tii baarlamaanka dawladu uma jeedo inay qabato, WADANI baa diiday xal iyo marmarsiiyo noqon mayso xallku wuxuu saaran madaxweynaha\u201d.ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe oo dhaliilo usoo jeediyey madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p>Waxaanu intaas ku daray \u201cBalanqaadyadii ay qaadeen may fulin oo oo dalku wuu taagan yahay ee ha socdo,\u00a0 qof waliba meesha uu joogu wuxuu doonno ka samaynayaa, waxaan madaxweynuhu ogayn ma shaqaynayso oo talaabo la qaadi maayo\u201d<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayey dagaal beeleedka mar walba soo noqnoqda, waxa uu yidhi \u201cwaxa ka socda Ceel Afweyn waa masiibo, Dadkaasi ku orday naarta waxaan leeyahay naarta ka joogo qofkii qof dila inuu naarta galayo illaahay baa inoo cadeeyey, dagaalkaasi mid xaq ah maaha, waa dagaal jaahilnimo, waar nabada ka shaqeeya oo dad is dhalaad tihiine walaaltinimada soo ceshada qof dhintay qof kale loo dilay ma soo celinayee iska daaya dilka , arrimaha dhacaya waxay dusha ka saartay kulmiyihii hore iyo kulmaha imika, waxaanay ka marag kacaysaa hogaamin xumaanta ka taagan dalka.\u201d.<\/p>\n<div>Sidoo kale, waxa uu Faysal sheegay in beesha caalamku usoo jeesatay Somaliland oo siyaasadii arrimaha dibaddu fiican tahay, waxaanu sheegay in marka arrimuhu guduhu fiicnaato ay ta dibaduna sii fiicnaanayso.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku dhaliilay hogaamin xukumo iyo in aanay wali fullin balamihii ay qaaday. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in arrimaha taagan ee aan wali dhinacna u\u00a0 ridin xukuumaddu ay ka mid tahay arrimaha Tuko raq, Ceel afweyn iyo inay dhacaan doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo Baarlamaanka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57539","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57541,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57539\/revisions\/57541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}