{"id":5751,"date":"2012-04-29T23:20:24","date_gmt":"2012-04-29T23:20:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5751"},"modified":"2012-04-29T23:20:24","modified_gmt":"2012-04-29T23:20:24","slug":"wasaaradda-duulista-hawada-iyo-garoomada-puntland-oo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/wasaaradda-duulista-hawada-iyo-garoomada-puntland-oo\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Garoomada Puntland Oo"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Wararka soomaaliya (Wakaalada Wararka soomaaliyeed<br \/>\nEe Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Wasaaradda duulista hawada iyo garoomada ee Puntland ayaa ka<br \/>\nhadashay shilkii diyaaradeed ee shalay ka dhacay garoonka diyaaradha Cabdilaahi<br \/>\nYuusuf ee magaalada Gaalkacayo.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda Cali Axmed Gamuute ayaa ka hadlay shilkaas iyo qaabkii<br \/>\nuu dhacay isagoo xusay in weli uu socdo baaritaan ku aadan qaabkii uu shilkaasi<br \/>\nku yimid.<\/p>\n<p>Mr Gamuute ayaa dhinaca kale tilmaamay in mas\u2019uuliyadda shilkaas uu leeyahay<br \/>\nwadaha diyaaradu maadaama diyaaradu xiligii ay soo degeysey aysan cagaha danbe<br \/>\ndhulka dhigan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u201cDiyaaradu meeshii ay labada lugood ee danbe dhigan lahayd ayey<br \/>\nwaxay dhigatay afka hore, taasna waxaa loo arki karaa khalad ka yimid Pilotka<br \/>\nama farsamo ahaan u yimi\u201d<\/strong> Wasiirka duulista hawada iyo garoomada ee<br \/>\nPuntland ayaa yiri.<\/p>\n<p>Diyaaradan oo nooceedu yahay A.24 kana soo kacday garoonka diyaaradaha ee<br \/>\nmagaalada Berbera ayaa sidey 42-qof oo isugu jira dad rikaab ah iyo shaqaalihii<br \/>\ndiyaaradda.<\/p>\n<p>Ma jirto cid waxyeelo shilkaas kasoo gaartey haseyeeshee waxaa burbur<br \/>\nxoogani soo gaarey diyaaradda.<\/p>\n<p>Waxaana xusid mudan in qaar kamid ah maamulka shikadda duulimaadyada Jubba<br \/>\nAirways oo diyaaradaas iska lahaydi ay tilmaameen in shilkaas ay sababtay<br \/>\nwadada Runwayga ah oo roobkii dhowaan Gaalkacayo ku da\u2019ay uu wayeelo soo<br \/>\ngaarsiiyey.<\/p>\n<p><strong>Wararka soomaaliya (Wakaalada Wararka soomaaliyeed<br \/>\nEe Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>a<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Wararka soomaaliya (Wakaalada Wararka soomaaliyeed Ee Warsom) Wasaaradda duulista hawada iyo garoomada ee Puntland ayaa ka hadashay shilkii diyaaradeed ee shalay ka dhacay garoonka diyaaradha Cabdilaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacayo. Wasiirka wasaaradda Cali Axmed Gamuute ayaa ka hadlay shilkaas iyo qaabkii uu dhacay isagoo xusay in weli uu socdo baaritaan ku aadan qaabkii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5751","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5751","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5751"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5751\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5753,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5751\/revisions\/5753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}