{"id":57482,"date":"2019-07-07T21:54:48","date_gmt":"2019-07-07T18:54:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57482"},"modified":"2019-07-07T22:02:16","modified_gmt":"2019-07-07T19:02:16","slug":"dalka-iran-oo-bilaabey-tayeynta-nuclearka-dalku-hore-u-lahaa-iyo-aragtida-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/07\/dalka-iran-oo-bilaabey-tayeynta-nuclearka-dalku-hore-u-lahaa-iyo-aragtida-mareykanka\/","title":{"rendered":"Dalka Iran oo Bilaabey Tayeynta Nuclearka Dalku Hore U Lahaa iyo Aragtida Mareykanka."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/iran1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/iran1-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"753\" height=\"424\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/iran1-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/iran1.jpg 624w\" sizes=\"auto, (max-width: 753px) 100vw, 753px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Dowladda Iiraan ayaa lagu wadaa inay kordhiso xadiga bacriminta Uraniumka ee dalkaasi loo ogolaaday heshiiskii Nuclearka ee uu la galay waddamada Yurub iyo Mareykanka, taasi oo loogu fududeeyey shidaalka ay u iibgayn jirtay caalamka.<\/div>\n<p>Iiraan ayaa sheegtay inay jabinayso xadiga 300kg ee bacriminta Uraniuamka ee loo ogolyahay, ayna qorshaynayso toddobaadkan inay kordhiso in ka baxsan 3.67 boqolkiiba, iyadoo loolan adag la galaysa wadamada Yurub oo isku dayaya in heshiiska uu sidiisii hore uu ahaado.<\/p>\n<p>La taliyha sare ee wadaadka siyaasadda dibadda ee Iiraan Ayatulah Ali Khamanay , Cali Akbar Velayati ayaa sheegay Tehraan inay kordhinayso xadiga loogu talagalay Uraniumka boqolkiiba shan July 2017, taasi oo soo afjarayaysa heshiiskii kama dambayska ee Yurub iyo Iiraan.<br \/>\nWaxaa uu sheegay go\u2019aankan inay tahay mid salka ku haysa inay ka jawaabaan xadgudubyada ay gaysanayaan dhinacyada heshiiska ee\u00a0 Iiraan JCPOA.<\/p>\n<div>Sanadkii 2017kii madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bilaabay inuu burburiyo heshiiska oo uu saxiixay madaxwaynihii xilka uga horeeyey ee Obama, Trump ayaa ugu dambayntii heshiiska JCPOAka baxay bishii May ee 2018kii, isagoona xiligaasi kadib kordhiyay cunoqabataynta Iiraan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Iiraan ayaa lagu wadaa inay kordhiso xadiga bacriminta Uraniumka ee dalkaasi loo ogolaaday heshiiskii Nuclearka ee uu la galay waddamada Yurub iyo Mareykanka, taasi oo loogu fududeeyey shidaalka ay u iibgayn jirtay caalamka. Iiraan ayaa sheegtay inay jabinayso xadiga 300kg ee bacriminta Uraniuamka ee loo ogolyahay, ayna qorshaynayso toddobaadkan inay kordhiso in ka baxsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57483,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-57482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57482","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57482"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57484,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57482\/revisions\/57484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57483"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}