{"id":57463,"date":"2019-07-06T22:01:17","date_gmt":"2019-07-06T19:01:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57463"},"modified":"2019-07-06T22:06:02","modified_gmt":"2019-07-06T19:06:02","slug":"gudoomiyaha-xisbiga-ucid-feysal-cali-waraabe-oo-ku-baaqay-in-la-joojiyo-wadahadalada-somaaliya-iyo-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/07\/gudoomiyaha-xisbiga-ucid-feysal-cali-waraabe-oo-ku-baaqay-in-la-joojiyo-wadahadalada-somaaliya-iyo-somaliland\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe oo Ku Baaqay In La Joojiyo Wadahadalada Somaaliya iyo Somaliland."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/feysal-calli-w.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57464\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/feysal-calli-w-300x190.jpg\" alt=\"\" width=\"796\" height=\"504\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/feysal-calli-w-300x190.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/feysal-calli-w.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 796px) 100vw, 796px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay inay soo dhoweynayaa guulihii uu madaxweyaha Somalialnd ka gaadhay inuu qadiyada Somaliland gaadhsiiyo galbeedka Afrika,isla markaana muxaafid iyo mucaaridba si wada jir ah usoo dhoweynayaan weftiga madaxweynaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale, gudoomiye Faysal wuxuu ku dhawaaqay in la joojiyo wada hadalkii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya, madaama oo dagaal toos ah ku soo qaaday dawlada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaanu hambalyeynaynaa wadanka Ginni sida uu usoo dhoweeyey weftigi madaxweynaha, waxaana rajaynaya in aynu maalin dhow heli doono xaquuqdeeni.\u201dayuu yidhi gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey xidhiidhka u bilaabmay Somaliland iyo dalka Ginni.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu ka hadlayey wada hadaladii u dhexeeeyey Somaliland iyo Soomaaliya waxa uu yidhi \u201cKhalad weyn bay ahayd in aanu nidhaahdno Soomaaliya waanu la hadlaynaa, markuu madaxweynuhu soo noqdo waanu ka wada hadli doonaa oo qaraar baa laga soo saari doono in la joojiyo, maadama oo aanay jirin dawlad Soomaaliya ahi oo dalkeeda ka wakiil ah oo nala siman oo dadku soo doorteen oo cashuur qaadda oo ilaalisa badeeda aanay jirin anagu la fadhiisan mayno.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSoomaaliya laba dal bay ahayeen midna wuu jira midna ma jiro, marka wada hadalkaasi dhibaato ayuu inoo keeno marka dalalka caalamka Ictiraafka waydiisanna waxay nagu odhan jireen sookan wada hadalku idin socda bilow heshiiyaan marka caqabad buu inagu ahaa wada hadalkaasi, waxaanu leenahay wada hadalkaasi ha la joojiyo\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, waxa magaaladda Hargeysa wadooyinkeeda la sudhay boodhadh ay ku sawiran yihiin madaxweyne Biixi iyo madaxweynaha Dalka Ginni Kanakori, waxaana si weyn loogu diyaar garoobayaa soo dhoweynta weftiga madaxweynaha oo la filayo inuu maalinta Barri yimaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo intii ay ku dhowaaqday dawlada Soomaaliya inay xidhiidhkii u jartay Gini maadaama oo weftigii Somaliland soo dhoweeyeen waxa shacabka indhiisa u jihaysteen dhinaca Soomaaliya, taas oo midaysay shucuubtii Somaliland muxaafad iyo mucaarad, waxaana baraha bulshada ku arkaysa dadkii oo calanka Ginni ku dhajistay baraha bulshada ee lagu wada xidhiidho iyo cambaareen loo jeedinayo dawlada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay inay soo dhoweynayaa guulihii uu madaxweyaha Somalialnd ka gaadhay inuu qadiyada Somaliland gaadhsiiyo galbeedka Afrika,isla markaana muxaafid iyo mucaaridba si wada jir ah usoo dhoweynayaan weftiga madaxweynaha. Sidoo kale, gudoomiye Faysal wuxuu ku dhawaaqay in la joojiyo wada hadalkii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya, madaama oo dagaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57464,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57463","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57463","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57463"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57466,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57463\/revisions\/57466"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57464"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}