{"id":5741,"date":"2012-04-28T10:50:13","date_gmt":"2012-04-28T10:50:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5741"},"modified":"2012-04-28T10:50:13","modified_gmt":"2012-04-28T10:50:13","slug":"tiro-caruur-lasoo-xaday-oo-lagu-qabtay-dekedda-magaalada-berbera-ee-maamulka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/tiro-caruur-lasoo-xaday-oo-lagu-qabtay-dekedda-magaalada-berbera-ee-maamulka-somaliland\/","title":{"rendered":"Tiro Caruur Lasoo Xaday Oo Lagu Qabtay Dekedda Magaalada Berbera Ee Maamulka Somaliland."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Caruurtan oo 9-ah isuguna jira wiilal iyo gabdho ayaa waxaa watey labo qof oo ay dhalashadoodu Itoobiyaan tahay.<\/p>\n<p>Waxayna ka yimaadeen dalka Yemen iyagoo la socdey markab yar oo lagu magacaabo NOPE-2.<\/p>\n<p>Labadan qof ee caruurtaas watey oo laga shekiyey xiligii ay dekedda kaso degeen ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidamada Booliska.<\/p>\n<p>Waxayna ku xiran yihiin xabsiga dhexe ee magaalada Berbera halkaas oo si xoogan loogu baarayo.<\/p>\n<p>Xadidda caruurta ayaa sanadihii u danbeeyey si aad ah uga soo badaneysey wadamada geeska Africa gaar ahaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhowaan ayeyna ahayd markii sidan oo kale 9-caruur ah oo laga soo xaday gobolada koonfureed lagu qabtay kantaroolka magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Caruurtaas oo isugu jirey 8-gabdhood iyo wiil ayaa markii danbe diyaarad laga saaray magaalada Gaalkacayo iyagoo loo dhoofiyey deegaanadii ay ka yimeedeen.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Caruurtan oo 9-ah isuguna jira wiilal iyo gabdho ayaa waxaa watey labo qof oo ay dhalashadoodu Itoobiyaan tahay. Waxayna ka yimaadeen dalka Yemen iyagoo la socdey markab yar oo lagu magacaabo NOPE-2. Labadan qof ee caruurtaas watey oo laga shekiyey xiligii ay dekedda kaso degeen ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5741","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5741","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5741"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5746,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5741\/revisions\/5746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}