{"id":57343,"date":"2019-07-02T20:08:00","date_gmt":"2019-07-02T17:08:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57343"},"modified":"2019-07-02T20:28:12","modified_gmt":"2019-07-02T17:28:12","slug":"farmaajo-oo-casho-lagu-maamusayo-1-da-luulyo-u-sameeyay-diblomaasiyiinta-shisheeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/07\/farmaajo-oo-casho-lagu-maamusayo-1-da-luulyo-u-sameeyay-diblomaasiyiinta-shisheeye\/","title":{"rendered":"Farmaajo Oo Casho Lagu Maamusayo 1-da Luulyo U Sameeyay Diblomaasiyiinta Shisheeye(Dawo Sawiro)"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-318150\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0966-740x507.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0966-740x507.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0966-400x274.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0966-768x527.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0966.jpg 1180w\" alt=\"\" data-id=\"318150\" data-link=\"https:\/\/horseedmedia.net\/?attachment_id=318150\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada casho sharaf lagu maamusayo toddobaadka xorriyadda ugu sameeyay diblomaasiyiinta iyo danjirayaasha dalalka aan saaxiibbada nahay ee ka hawlgala Muqdidsho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo hadal kooban munaasabadda ka jeediyay ayaa ka sheekeeyay sooyaalka Soomaaliya iyo marxaladdii adkayd ee dalku soo maray isaga oo hoosta ka xarriiqay in waddanku uu hadda cagta saaray dhabbada xasilloonida iyo horumarka.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay tixgeliso saaxiibtinnimada ay dalalka caalamka la leedahay isaga oo sheegay inuu ku kalsoon yahay horumarka iyo dib u soo kabashada Soomaaliya inta ay dowladdu garab ka helayso shacabka Soomaaliyeed ee adkaygsiga badan iyo saaxiibbada caalamka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa marti sharafta uga warbixiyay dadaallada ay dowladdu ugu jirto sidii Soomaaliya loo gaarsiin lahaa horumar waara isaga oo la wadaagay siyaasadaha hor-tabinta u leh dowladda ee dhinacyada amniga, hannaanka maaliyadda iyo siyaasadda loo dhan yahay.<\/p>\n<p>\u201cSida aad ka warqabtaan, Soomaaliya waxay sannadihii la soo dhaafay samaysay horumar xawli ah, waxaana ku faraxsanahay inaan idin la wadaago in dowladdaydu ay gaartay guullo waaweyn intii aan talada hayay. Dhanka dhaqaalaha, Soomaaliya waxay horumar la taaban karo ka samaysay la dagaallanka musuqmaasuqa, sare u qaadidda dakhliga gudaha iyo buuxinta shuruudaha dayn cafinta ee Hay\u2019adda Lacagaha Adduunka oo meel fiican maraya.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya uga mahadceliyay sida hagar la\u2019aanta ah ee ay u garab taagan yihiin ummadda Soomaaliyeed isaga oo sheegay in dowladda ay ka go\u2019an tahay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka ay la leedahay guud ahaan Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Munaasabadda casho sharafta waxa sidoo kale ka qaybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Murshal Sheekh Cabdiraxmaan, Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow), Wasiirka Warfaafinta ahna Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo Baarlamaanka, Taliyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-318151\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1032-740x494.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1032-740x494.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1032-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1032-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1032-600x400.jpg 600w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1032.jpg 1180w\" alt=\"\" data-id=\"318151\" data-link=\"https:\/\/horseedmedia.net\/?attachment_id=318151\" \/><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-318152\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0961-740x494.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0961-740x494.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0961-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0961-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0961-600x400.jpg 600w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0961.jpg 1180w\" alt=\"\" data-id=\"318152\" data-link=\"https:\/\/horseedmedia.net\/?attachment_id=318152\" \/><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-318153\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0801-740x494.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0801-740x494.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0801-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0801-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0801-600x400.jpg 600w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0801.jpg 1180w\" alt=\"\" data-id=\"318153\" data-link=\"https:\/\/horseedmedia.net\/?attachment_id=318153\" \/><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-318154\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1003-740x494.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1003-740x494.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1003-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1003-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1003-600x400.jpg 600w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A1003.jpg 1180w\" alt=\"\" data-id=\"318154\" data-link=\"https:\/\/horseedmedia.net\/?attachment_id=318154\" \/><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-318155\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0974-740x515.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0974-740x515.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0974-400x278.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0974-768x534.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IB0A0974.jpg 1180w\" alt=\"\" data-id=\"318155\" data-link=\"https:\/\/horseedmedia.net\/?attachment_id=318155\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada casho sharaf lagu maamusayo toddobaadka xorriyadda ugu sameeyay diblomaasiyiinta iyo danjirayaasha dalalka aan saaxiibbada nahay ee ka hawlgala Muqdidsho. Madaxweynaha oo hadal kooban munaasabadda ka jeediyay ayaa ka sheekeeyay sooyaalka Soomaaliya iyo marxaladdii adkayd ee dalku soo maray isaga oo hoosta ka xarriiqay in waddanku uu hadda cagta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57343"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57358,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57343\/revisions\/57358"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}