{"id":5734,"date":"2012-04-27T12:24:27","date_gmt":"2012-04-27T12:24:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5734"},"modified":"2012-04-27T12:24:27","modified_gmt":"2012-04-27T12:24:27","slug":"sh-cali-dhere-oo-ku-hanjabay-in-dhawaan-talada-maamulka-puntland-ay-la-wareegi-doonaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/sh-cali-dhere-oo-ku-hanjabay-in-dhawaan-talada-maamulka-puntland-ay-la-wareegi-doonaan\/","title":{"rendered":"Sh.Cali Dhere Oo Ku Hanjabay In Dhawaan Talada Maamulka Puntland Ay La Wareegi Doonaan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p>Sh. Cali Maxamuud Raage (Sh.Cali Dheere) Oo Ah Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab ayaa wareysi uu siiyay Idaacada Ku Hadahs Afka Al-shabaab Ayaa waxa uu sheegay in dhowaan \u00a0ay la wareegi doonaan Maamulka Puntland Islamarkaana Ay Iyaga Ka Arimi Doonaan.<\/p>\n<p>Sh.Cali Dheere ayaa ugu hanjabay <strong>Cabdiraxmaan Farool<\/strong> Madaxweynaha Puntland \u00a0in dhowaan Shabaabka ay talada kala wareegi doonaan Isagoona Xusay In Ay Ku Wajahan Yihiiin Maalmaha Soo Socda.<\/p>\n<p>Sidoo kale Afhayeenka Al-Shabaab ayaa sheegay in ay qorshaha ugu jirto sida ay u gaari lahaayeen dhamaan deeganada Ay Ka Koobantahay Maamul Goboleedka Puntland Oo Uu Hada Taladeedu Hayo <strong>Cabdiraxmaan Farool<\/strong>.<\/p>\n<p>Afahayeenka Al-shabaab Hadalka Ka Soo Yeeray ayaa waxa uu ku soo aadayaa iyadoo Buuraha Golis ay ku suganyihiin dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-shabaab Al-Shabaab Islamarkaana Ay Dsagaalo Ba\u2019an Kula Jiraan Maamulka Uu Puntland.<br \/>\nSh.Cali Dheere ayaa ku Hanjabay in Al-Shabab ay awood u leeyihiin in ay isku qeybiyaan Koofur iyo Bari oo uu ule jeeday Deeganada Puntland .<\/p>\n<p>Dhowaan ayay eheed markii <strong>Cabdiraxmaan Farool<\/strong> Madaxweynaha Puntland uu sheegay in Ciidamada Al-Shabaab ay u soo guureen Deegaanada Puntland gaar ahaan Buuraha Golis Ay Ku Suganyihiin Kooxo Xiriir La Leh Al-shabaab.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Sh. Cali Maxamuud Raage (Sh.Cali Dheere) Oo Ah Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab ayaa wareysi uu siiyay Idaacada Ku Hadahs Afka Al-shabaab Ayaa waxa uu sheegay in dhowaan \u00a0ay la wareegi doonaan Maamulka Puntland Islamarkaana Ay Iyaga Ka Arimi Doonaan. Sh.Cali Dheere ayaa ugu hanjabay Cabdiraxmaan Farool Madaxweynaha Puntland \u00a0in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5734","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5738,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5734\/revisions\/5738"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}