{"id":57333,"date":"2019-07-02T03:00:55","date_gmt":"2019-07-02T00:00:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57333"},"modified":"2019-07-02T03:03:20","modified_gmt":"2019-07-02T00:03:20","slug":"wasaaradda-arimaha-dibadda-iyo-iskaashiga-caalamiga-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/07\/wasaaradda-arimaha-dibadda-iyo-iskaashiga-caalamiga-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga oo U Yeertay Safiirka Kenya U Fadhiya Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/arrimo-debed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57334\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/arrimo-debed-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"812\" height=\"541\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/arrimo-debed-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/arrimo-debed.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 812px) 100vw, 812px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka dowladda Kenya u fadhiga caasimadda Muqdisho, Jen Lucas Tumbo.<\/div>\n<p>Ujeeddada ayaa lagu sheegay dowladda Soomaaliya inay dhibsatay qoraal uu baahiyay sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya.<\/p>\n<p>\u201cMaalintii shalay ee Axadda, kuna beegnayd (30 June), Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay u yeertay Safiirka Jamhuuriyadda Kenya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal (Howlgab) Lucas Tumbo, waxaana loo dhiibay dhambaal diidmo culus oo ka dhan ah farriin col abuur ah oo lagu baahiyay Twitter 27 June 2019, kana timid Xoghayaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, Mudane Macharia Kamau.\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Macharia Kamau, ayaa twitterka qoraal uu ku baahiyay wuxuu dal ugu yeeray Soomaaliland, taas oo ay dowladda Soomaaliya ku sheegtay in dalka lagu kala qeybinayo.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan u aragnaa farriintaasi lagu faafiyay Twitter-ka mid meel ka dhac ku ah madax banaanida Soomaaliya, midnimadeeda iyo bedqabka dhulkeeda, sidoo kale waxa ay dhaawacaysaa xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya&#8230;Soomaaliya waxa ay u taagantahay deris wanaagga, xushmad is weydaarsiga iyo iskaashiga dhow ee kala dhexeeya wadamada deriskeeda ah, sidaas si la mid ah ayay ka rajaynaysaa Kenya.\u201d ayuu qoraalka ku daray.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo aadday xilli xiisad diblumaasiyadeed ay u dhaxeyso labada dal, waxaana muddo kooban ay ka dhimantahay xilliga la dhageysanayo dhul badeedka ay Kenya ku heysato Soomaaliya oo dacwadiisa ay taallo maxkamadda caalamiga ah ee ICJ.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka dowladda Kenya u fadhiga caasimadda Muqdisho, Jen Lucas Tumbo. Ujeeddada ayaa lagu sheegay dowladda Soomaaliya inay dhibsatay qoraal uu baahiyay sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya. \u201cMaalintii shalay ee Axadda, kuna beegnayd (30 June), Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57333"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57335,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57333\/revisions\/57335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57334"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}