{"id":57324,"date":"2019-07-02T01:20:25","date_gmt":"2019-07-01T22:20:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57324"},"modified":"2019-07-02T01:21:14","modified_gmt":"2019-07-01T22:21:14","slug":"dawladda-federalka-soomaaliya-oo-amniga-magaalada-dh-mareeb-ee-xarunta-g-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/07\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-amniga-magaalada-dh-mareeb-ee-xarunta-g-mudug\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka Soomaaliya oo Amniga Magaalada Dh\/mareeb ee Xarunta G\/mudug."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dh-mareb-khayre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dh-mareb-khayre-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"818\" height=\"545\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dh-mareb-khayre-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dh-mareb-khayre.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 818px) 100vw, 818px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan degmada Dhuusa-Mareeb ayaa khubad uu ka jeedinayay munaasabad lagu maamuusayay 01 Luulyo oo ku beegan markii ay gobollada Koonfureed ka xoreebeen gumeysihii Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay in Amniga degmada Dhuusa-Mareeb la wareegtay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaare Kheyre ayaa ku dhawaaqay in degmada Dhuusa-Mareeb laga bilaabo maanta ay ka furan tahay gogol dib-u-heshiisiinneed, islamarkaana lagu qaban doono sida uu hadalka u dhigay doorashada madaxda dowlad gobolleedka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda Soomaaaliya ayuu faray in ay u diyaargaroobaan sugida Amniga magaalada xarunta u ah maamulka Galmudug iyo Dhuusa-Mareeb isaga oo dhanka kalana sheegay in ciidamada Ahlu Sunna la Qarameynayo tababarna loo furi doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHay\u2019adaha Amniga Dowladda Federalka ah waa in laga bilaabo beri [Maanta] u diyaar garoobaan sugida Amniga xarunta Galmudug, Ciidama Ahlusuna ee aan ognahay kana dharagsanahay Juhdigii aay galiyeen nabadda ka jirta deegaanadaan, waa ineey u diyaar garoobaan laga bilaabo bari in la qarameeyo oo tababar loo furo\u201d Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Ahlu Sunna oo muddo dheerba ka soo horjeeday in amaanka deegaannadaas lagala wareego ayaa hadda u muuqda in ay ku qancay go\u2019aanka dowladda ee ah in tababar loo furo ciidamada Ahlu Sunna, kaddib wada hadallo is xig xigay oo Dhuusa-Mareeb ku dhaxmaray ra\u2019iisal wasaaraha iyo hoggaamiyayaasha Ahlu Sunna.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrimahan oo dhan ayaa imanaya xili la soo afjray gabi ahaanba khilaafkii u dhaxeeyay dowladda dhexe iyo madaxda maamulka Galmudug oo isku afgartay in doorashada waqtigeeda lagu qabto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maalintii shalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweyne Farmaajo, waxaana uu ahaa kulan qeyb ka ah soo afjarida khilaafkii labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan degmada Dhuusa-Mareeb ayaa khubad uu ka jeedinayay munaasabad lagu maamuusayay 01 Luulyo oo ku beegan markii ay gobollada Koonfureed ka xoreebeen gumeysihii Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay in Amniga degmada Dhuusa-Mareeb la wareegtay dowladda Soomaaliya. Ra\u2019iisal wasaare Kheyre ayaa ku dhawaaqay in degmada Dhuusa-Mareeb laga bilaabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57322,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57324"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57326,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57324\/revisions\/57326"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}