{"id":57321,"date":"2019-07-01T04:31:02","date_gmt":"2019-07-01T01:31:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57321"},"modified":"2019-07-01T04:32:17","modified_gmt":"2019-07-01T01:32:17","slug":"doorashada-galmudug-oo-r-wasaare-khayre-shaaciyey-ni-ay-dh-mareeb-ka-dhici-doonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/07\/doorashada-galmudug-oo-r-wasaare-khayre-shaaciyey-ni-ay-dh-mareeb-ka-dhici-doonto\/","title":{"rendered":"Doorashada Galmudug oo R\/wasaare Khayre Shaaciyey Ni ay Dh\/mareeb Ka Dhici Doonto."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dh-mareb-khayre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dh-mareb-khayre-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"728\" height=\"485\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dh-mareb-khayre-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dh-mareb-khayre.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 728px) 100vw, 728px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Ra&#8217;iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo muddo ku dhow toddobaad ku sugan gobolka bartamaha ku yaalla ee Galgaduud\u00a0 ayaa caawa kaga qeybgalay magaalada xarunta u ah gobolka ee Dhuusamareeb xuska 1da Luulyo.<\/div>\n<div><\/div>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa khudbad uu munaasabadda ka jeediyay ku dheeraad arrimo badan oo la xiriira xaaladda Galmudug, wuxuu caddeeyay doorashada dowlad-gobolleedka Galmudug inay ka dhacayso magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ah.<\/p>\n<div>Waxaa kalo uu ra&#8217;iisul wasaaraha sheegay in laga billaabo maalinta berri ah ay hay&#8217;adaha ammaanka ka howlgallayaan magaalada Dhuusamareeb iyo dhammaan deegaannada Galmudug, si buu yiri loo suragaliyo gogasha dib u heshiisiinta iyo doorashada, isagoo marka ku dhawaaqay gogasha dib u heshiisiinta Galmudug inay taallo magaalada Dhuusamareeb.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>&#8220;Waxaan caddeynaya in gogashii dib u heshiisiinta ay taallo magaalada Dhuusamareeb.&#8221; ayuu yiri ra&#8217;iisul wasaare khayre oo inta ku daray &#8220;Caawa waxaa midoobay shacabka iyo dowlad-gobolleedka Galmudug iyo dowladda federaalka Soomaaliya.&#8221;<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dhinaca kale, madaxa xukuumadda ee dowlad-gobolleedka Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa si rasmi ah u caddeeyay si qeybaha kala duwan ee bulshada Galmudug isugu yimaadaan magaalada caasimadda ah ee Dhuusamareeb inay diyaar u yihiin dhammaan hay&#8217;adaha amniga ee dowladda federaalka inay ka howlgallaan Dhuusamareeb,iyadoo marka uu hadalka yiri dhammaan ay u istaageen madaxdii iyo qeybaha bulshada ee munaasabadda ka qeybgalay.<\/div>\n<p>&#8220;Gogashii Galmudug lagu dhisi lahaa caasimadda Dhuusamareeb ayay taalla,Galmudugta aan dooneyno waa Galmudug dowladda federaalka aan caasi ku ahayn, waa Galmudug midnimo rabta.&#8221; ayuu yiri Sheekh Shaakir.<\/p>\n<p>Waxaa kalo uu ku dheeraaday madaxa xukuumadda Galmudug la-dagaallanka al-Shabaab, wuxuu marka sheegay inay dedaalka ugu badan ku bixiyeen nabadeynta Galmudug xilligaana diyaar u yihiin dib u heshiisiin iyo nabadeynta bulshada Galmudug.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa loo arka inay meesha ka saarayso khilaafka muddada u dhaxeeyay dowladda federaalka iyo Galmudug, waxaana maanta gaaray caasimadda Muqdisho madaxweynaha dowlad-gobolleedka Galmudug, Axmed Ducaale Xaaf oo la kulmay madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo muddo ku dhow toddobaad ku sugan gobolka bartamaha ku yaalla ee Galgaduud\u00a0 ayaa caawa kaga qeybgalay magaalada xarunta u ah gobolka ee Dhuusamareeb xuska 1da Luulyo. Ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa khudbad uu munaasabadda ka jeediyay ku dheeraad arrimo badan oo la xiriira xaaladda Galmudug, wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57322,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57323,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57321\/revisions\/57323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}