{"id":57302,"date":"2019-06-29T22:07:39","date_gmt":"2019-06-29T19:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57302"},"modified":"2019-06-29T22:32:51","modified_gmt":"2019-06-29T19:32:51","slug":"soomaaliya-oo-lasoo-wareegtey-maamulka-iyo-maareynta-hawadeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/soomaaliya-oo-lasoo-wareegtey-maamulka-iyo-maareynta-hawadeeda\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Lasoo Wareegtey Maamulka iyo Maareynta Hawadeeda."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hawada-som.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57303\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hawada-som-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"755\" height=\"503\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hawada-som-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hawada-som.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 755px) 100vw, 755px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Dowladda Soomaaliya ayaa soddon sanno ka dib waxaa si toos ah ugu soo dhici doona dhaqaalaha ka soo xaroodda hawada ee laga qaado diyaaradaha adeegsada hawada dalka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii dowladda Soomaaliya ay dib u cusbooneysiisay heshiis ay dowladdii dhexe la gashay hay&#8217;adda IATA sannadkii1989-kii, dib u cusbooneysiinta heshiiska ayaa meesha ka saaraya lacagaha laga qaadi jirey diyaaradaha adeegsada hawada Soomaaliya ee loo shubi jiray hay\u2019adda ICAO, iyadoo wixii hadda ka dambeeya si toos ah loogu shubi doono dowladda Soomaaliya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Heshiiska ayaa lagu saxiixay shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ,shirkaa oo\u00a0 ku saabsanaa heshiis ay dowladda Soomaaliya kula soo wareegtay maamulka iyo maareeynta shaqaalaha.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Shirkan oo socday muddo afar cisho ah ayaa looga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray, dedaalkii loo galay in ay Soomaaliya la soo wareegto Hawadeeda iyo dhammaystirka wixii haray.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sii hayaha, Maareeyaha hay\u2019adda duulista Hawada Rayidka Soomaaliya,Axmed Macallin Xasan, ayaa sheegay in tallaabadan ay soo jiitamaysay muddo dheer, laguna bixiyay juhdi fara badan tan iyo markii ay maamulka Hawada si toos ah ula soo wareegtay dowladda Soomaaliya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Gabagabadii, wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay in shirka ay la yeesheen hay\u2019adda ICAO uu geba-gebo u ahaa, dhammeys tirka guud ahaan maamulka Hawada Soomaaliya, ee ay ugu dambeysay wareejinta shaqaalaha oo haatan la saxiixay.<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa soddon sanno ka dib waxaa si toos ah ugu soo dhici doona dhaqaalaha ka soo xaroodda hawada ee laga qaado diyaaradaha adeegsada hawada dalka. Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii dowladda Soomaaliya ay dib u cusbooneysiisay heshiis ay dowladdii dhexe la gashay hay&#8217;adda IATA sannadkii1989-kii, dib u cusbooneysiinta heshiiska ayaa meesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57304,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57302\/revisions\/57304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}