{"id":573,"date":"2011-05-11T13:23:12","date_gmt":"2011-05-11T13:23:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=573"},"modified":"2011-05-11T13:23:12","modified_gmt":"2011-05-11T13:23:12","slug":"muwaadin-soomaaliyeed-oo-lagu-dilay-gudaha-wadanka-south-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/muwaadin-soomaaliyeed-oo-lagu-dilay-gudaha-wadanka-south-afrika\/","title":{"rendered":"Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Dilay Gudaha Wadanka South Afrika"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Dil-Somali-Koonfur-Afrika-111.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-585\" title=\"Dil-Somali-Koonfur-Afrika-11\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Dil-Somali-Koonfur-Afrika-111-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Dil-Somali-Koonfur-Afrika-111-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Dil-Somali-Koonfur-Afrika-111.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Habenimadii xalay aheyd ayaa burcad south afrikan ah waxa,ay werar qorshaysan kusoo qaadeen dukaan ay kuganacsanayeen muwaadiniin soomaliyed oo kuyiilay tuulada khayelisha<\/p>\n<p>burcadada ayaa waxa,ay dukanka kaqaateen qaar kamid ah lacagihii dukanka yiilay iyagona dil toogasha,ah u geystay muwaadin soomaliyed oo lagu magacaabi jiray allaha unaxariistee ibraahim muxudiin maxamuud<\/p>\n<p>Muwaadinkan ladilay Ayaa Goor Dhaw waxa Uu Ka Yimid Wadankii hooyo ee soomaliya isagona lashegay in uu kusuganyahay gudaha wadankani south afrika ilaa iyo toban maalmod oo kaliya<\/p>\n<p>balse markii uu dilka dhacay wax yar kadib waxaa goobta soogaaray ciidamada ammanka ee gudaha wadanka south afrika iyagona halkee uu dilku kadhacay kabilaabay baaritaano aan sidaase u buurneen balse ma,ahan markii ugu horeysay ee muwaadin soomaaliyed lagu dilo gudaha wadankani south afrika balse baryahan danbe ayaa waxaa isa sootaraayay dhibaatiyinka lagula kaco muwaadiniinta soomaliyed ee magangalayada usoo doontay gudaha wadanka south afrika<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; color: #800000;\">Cabduqaadir Maxamamed Saneey<\/p>\n<p>Warsom.com<\/p>\n<p>South Afrika Cape Town<\/p>\n<p>E-mail\/ Inasaneey@hotmail.com<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"color: #ff0000;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #ff0000;\">(<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"color: #ff0000;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Habenimadii xalay aheyd ayaa burcad south afrikan ah waxa,ay werar qorshaysan kusoo qaadeen dukaan ay kuganacsanayeen muwaadiniin soomaliyed oo kuyiilay tuulada khayelisha burcadada ayaa waxa,ay dukanka kaqaateen qaar kamid ah lacagihii dukanka yiilay iyagona dil toogasha,ah u geystay muwaadin soomaliyed oo lagu magacaabi jiray allaha unaxariistee ibraahim muxudiin maxamuud Muwaadinkan ladilay Ayaa Goor Dhaw waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-573","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/573","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=573"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":587,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/573\/revisions\/587"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}