{"id":5728,"date":"2012-04-27T12:21:53","date_gmt":"2012-04-27T12:21:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5728"},"modified":"2012-04-27T12:21:53","modified_gmt":"2012-04-27T12:21:53","slug":"xarakada-al-shabaab-oo-weerar-xoogan-ku-soo-qaaday-ciidamada-dowlada-iyo-kuwan-amisom-ee-ku-sugan-gudaha-degmada-dayniile","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/xarakada-al-shabaab-oo-weerar-xoogan-ku-soo-qaaday-ciidamada-dowlada-iyo-kuwan-amisom-ee-ku-sugan-gudaha-degmada-dayniile\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-shabaab Oo Weerar Xoogan Ku Soo Qaaday Ciidamada Dowlada Iyo Kuwan AMISOM Ee Ku Sugan Gudaha Degmada Dayniile"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Dagaal xoogan oo iminka ka qarxay Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho  Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidamada DowladdaTFG_da soomaaliya oo garab ka  helaaya Ciidamada AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab  oo dhinac ah<\/p>\n<p>Weerarkaani ayaa lagu soo waramaaya  in ay duulaanka soo qaaday Xarakada Al-shabaab islamarkaana weeraro lama filaan  ah ku qaaday Goobo fariisimo u ahayd Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda TFG-da  Soomaalia<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabaab Ayaa  Dagaalkaasi Ku Dooneysay In Ay Dib Ula Wareegto Degmada Dayniile Ee Duleedka  Magaalada Muqdisho Kaa Oo In Mudo Ah Gacan Ku Heyeen Dowlada Soomaaliya  Iyo Waliba Kawa AMISOM<\/p>\n<p>Dagaalka Ayaa Saakay  Xoogiisa Waxa Uu KA Socday Agagaarka Degmada Dayniile Balse Dagaalka Ayaa  waxaa La Isku Adegsanayay Hubka Noocyadiisii Kala Duwan<\/p>\n<p>Balse Inta Uu Socday Dagaalka  Ayaa waxaa Dheeraa Madaafiic Ay Isweedaarsanayeen Labada Dhinac Ee Ku  Hardayamay Gudaha Degada Dayniile Kaa Oo Ku Dhacayey Gooba KA Baxsan Halka Uu  Dagaalka KA Socday<\/p>\n<p><strong>Wararka  Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dagaal xoogan oo iminka ka qarxay Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidamada DowladdaTFG_da soomaaliya oo garab ka helaaya Ciidamada AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah Weerarkaani ayaa lagu soo waramaaya in ay duulaanka soo qaaday Xarakada Al-shabaab islamarkaana weeraro lama filaan ah ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5728","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5728","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5728"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5728\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5737,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5728\/revisions\/5737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}