{"id":57268,"date":"2019-06-28T21:41:53","date_gmt":"2019-06-28T18:41:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57268"},"modified":"2019-06-28T21:42:38","modified_gmt":"2019-06-28T18:42:38","slug":"sadex-ruux-soomaali-ah-ayna-jiireen-gaadiidka-amisom-oo-booliska-soomaaliya-ka-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/sadex-ruux-soomaali-ah-ayna-jiireen-gaadiidka-amisom-oo-booliska-soomaaliya-ka-hadleen\/","title":{"rendered":"Sadex Ruux Soomaali ah ayna Jiireen Gaadiidka AMISOM oo Booliska Soomaaliya Ka Hadleen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom3.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57269\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom3-300x165.jpeg\" alt=\"\" width=\"764\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom3-300x165.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom3.jpeg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 764px) 100vw, 764px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliska ciidamada Booliiska dowladda Soomaaliya ayaa faah faahinno dheeraad ah ka bixiyay dhimashada saddex ruux oo labo ka mid ahaayeen Askar ka tirsan ciidamada dowladda oo gaari ay la socdeen uu dul maray mid ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee ciidamada howlgalka AMISOM.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Ilaalada waddooyinka Gen Maxamed Xusseen Madaale oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in saraakiisha AMISOM qirsan yihiin falkaasi dhacay iyo in mid ka mid gaadiidkooda uu dilay saddex ruux oo Soomaali ah kuwaa oo labo ka mid ah ahaayeen askar ka tirsan ciidamada dowladda halka qof kalana uu ahaa darawal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaariga falkan geystay Number kiisu ahaa 3660, ayuu sheegay in markii danbe ay qabteen isla ciidamo kale uu ka tirsan ku dowladda oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn halka uu falka ka dhacay dulleedka magaalada Muqdisho, iyaga oo qabashada kaddibna qirtay in ay falkaasi geysteen sida uu hadalka u sheegay taliye Madaale.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Markii gaarigooda la qabtay waxey sheegeen in falkaasi dhacay, islamarkaana aysan aheyn dad sharciga ka baxsanaya, laakiin sababtay ay goobta uga soo carareen aheyd in iyaga oo ka cabsi qabay in dad ka careysan falka dhacay ay soo weeraraan\u2019\u2019 ayuu yiri taliyaha ciidamada Ilaalada wadooyinka dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in wali ay socdaan baaritaanno la xiriira sida uu shilku dhacay, hasse ahaatee waxaa uu dhinaca kale intaa ku daray in AMISOM diyaar u tahay in qoysaska ay dadkaasi ka soo jeedeen kala xaajoodaan dhacadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma\u2019aha markii ugu horeysay oo sidan oo kale gaadiidka AMISOM dad shacab ah ku dilaan magaalada Muqdisho iyo deegaannada ka baxsan, iyaga oo xowli dheereeya ku mara jidadka magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada Booliiska dowladda Soomaaliya ayaa faah faahinno dheeraad ah ka bixiyay dhimashada saddex ruux oo labo ka mid ahaayeen Askar ka tirsan ciidamada dowladda oo gaari ay la socdeen uu dul maray mid ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee ciidamada howlgalka AMISOM. Taliyaha Ciidamada Ilaalada waddooyinka Gen Maxamed Xusseen Madaale oo warbaahinta la hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57269,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57268"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57270,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57268\/revisions\/57270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}